Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo maanta xukunno ku ridday ee deysanayaal”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo maanta xukunno ku ridday ee deysanayaal”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xukunka maanta ay Ridday Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Dowladda Soomaaliya ayaa lagu riday Afar ee daysanayaal kuwaas oo lagu soo ee deeyay dambiyo kala duwan.

Eedaysanayaasha Maxkamadd  Ciidamada qalabka sida ay xukuntay ayaa kala ah   Cabaas Xasan Maxamed oo 16 jir ah  oo lagu xukumay 10 sano oo xabsi Ciidan ah, Shaafici Xasan Maxamed oo 15 jir ah yaa  markii wax dambi ah lagu waayay laga codsday xafiiska xeer Ilalinta maxkamadda in ay sii daayaan, halka Mustaf Maxamed Cali” xaynoof oo 21 jir ah  iyo Cabdiraxmaan  Jimcaale Muuse “ Yamani” oo 19 jir ah  lagu xukumay lix bilood oo Dhaqan celin ah.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Sida uu xukunka Maxkamadda ugu dhawaaqay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida G\Sare Liiban Cali Yaroow.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa muddoyinkii dambe u fariisatay ridista xukunno kala duwan kuwaas oo lagu riday ee deysanayaal dambiyo kala duwan lagu soo ee deeyay.

vlcsnap-2015-09-01-12h02m56s63 vlcsnap-2015-09-01-12h03m46s44 vlcsnap-2015-09-01-12h04m00s188 vlcsnap-2015-09-01-12h04m04s233 vlcsnap-2015-09-01-12h04m12s51 vlcsnap-2015-09-01-12h04m18s110 vlcsnap-2015-09-01-12h04m31s240 vlcsnap-2015-09-01-12h04m38s56 vlcsnap-2015-09-01-12h04m49s165

Sawir:-Qaade Maxamed Ibrahim Raage Honasti

Previous Post

Wasiirka Ganacsiga Oo Talyaaniga uga qayb galaya Bandhig Carweed

Next Post

Arday ka soo baxday dugsiyada sare oo loo qabtay siminaar ku saabsan doorashada kuliyadaha jaamacadaha dalka” SAWIRRO”

Next Post
Arday ka soo baxday dugsiyada sare oo loo qabtay siminaar ku saabsan doorashada kuliyadaha jaamacadaha dalka” SAWIRRO”

Arday ka soo baxday dugsiyada sare oo loo qabtay siminaar ku saabsan doorashada kuliyadaha jaamacadaha dalka" SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In