Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukuntay dambiilayaal ka tirsana UGUS “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukuntay dambiilayaal ka tirsana UGUS “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xabsi daa’in ku xukuntay dambiilayaal ka tirsanaa maleeshiyaadka Shabaab, kuwaasoo lagu soo qabtay miinooyinka lagu dhejiyo gawaarida iyo walxo kale oo laga sameeyo qaraxa.

Maxkamadda ayaa la horkeenay Xuseen C/qaadir Salaad, C/risaaq Xuseen Cismaan iyo Fartuun Isaaq Cabdi, kuwaasoo ka tirsanaa maleeshiyaadka Shabaab, waxeyna u qaabilsanaayeen diyaarinta qaraxyada lagu gumaado bulshada Soomaaliyeed ee abriyada ah.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Sidoo kale Maxkamadda ayaa la horkeenay qalabkii ay ka sameyn jireen qaraxyada ee ciidanka nabadgelyadu, ku soo qabteen xilli ay howlgal ka sameynayeen xaafad ka mid ah magaalada Muqdisho.

Kaddib markii ay maxkamaddu dhageysatay dacwadda ay xeer ilaalintu ku soo oogtay dambiilayaashan ayaa guddoomiyaha maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida G/dhexe Xasan Cali Shuute waxa uu ku dhawaaqay xukunka sadexdan dambiile, waxaana lagu xumumay xabsi daa’in.

vlcsnap-2015-09-16-13h51m58s3 vlcsnap-2015-09-16-13h52m04s62 vlcsnap-2015-09-16-13h52m09s119 vlcsnap-2015-09-16-13h52m15s182 vlcsnap-2015-09-16-13h52m21s239 vlcsnap-2015-09-16-13h52m28s52 vlcsnap-2015-09-16-13h52m36s121 vlcsnap-2015-09-16-13h52m45s213 vlcsnap-2015-09-16-13h52m57s64 vlcsnap-2015-09-16-13h53m04s148 vlcsnap-2015-09-16-13h53m11s228 vlcsnap-2015-09-16-13h53m18s32 vlcsnap-2015-09-16-13h53m23s95 vlcsnap-2015-09-16-13h53m30s155 vlcsnap-2015-09-16-13h53m37s226 vlcsnap-2015-09-16-13h53m47s98 vlcsnap-2015-09-16-13h54m17s99

Previous Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Baarlamanka oo ansixiyay dhismaha golaha wadatashiga qaranka Soomaaliyeed

Next Post
Barlamaanka Somalia oo codka Kalsoonida sabtiga u qaadaya golaha wasiirrada

Baarlamanka oo ansixiyay dhismaha golaha wadatashiga qaranka Soomaaliyeed

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In