Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda Ciidamada Qalabkasido oo soo gabagebeysay Dhageysiga Dawcada seddex eedeysane.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Maxkamad ku taala India oo maalintii labaad dhageysaneysa dacwad loo heysto dhalinyaro Soomaali ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamada Darajadda Kowaad ee Ciidamada Qalabkasida ee dalka ayaa u fadhiisatay Dhageysiga Dacwad ciqaabeed loo heystay Seddex eedeysano oo ay gacanta kusoo dhigeen ciidamada Amaanka Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay.

Seddexdan eedeysane ayaa loo heystaa in ay ka tirsan yihiin kooxda Al-shabaab isla markaana ay dileen wadaad caan ka ahaa Magaalada Baydhabo xili uu ku tuganaayey Salaad Taraawiixda masjid ku yaalo Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Maxkamadeynta Eedeysaneyaashan ayaa ahayd mid u furan dadweynaha waxaana goob joog ka ahaa garsooreyaasha maxkamada iyo abuukatayaasha u doodayey eedeysanayaasha iyo waliba ehelida Marxuumka la dilay.

Maxkamadda ayaa waxaa la horkeenay Marqaatiyaal dhowro ah oo ay ku jiraan ragii soo qabtay eedeysanayaashan iyadoo sidoo kale lasoo bandhigay hubkii lagu soo qabtay eedeysanayaasha oo ahaa laba bistoolad iyo hal bam gacmeed.

Gudoomiyaha Maxkamadda Darajadda Kowaad ee Ciidamadda Qalabkasida ee Soomaaliya G/sare Xasan Nuur Cali Shuute ayaa shaaciyey in la dhameys tiray dhageysiga dacwada loo heysto seddexda eedeysane asaga oo sheegay in Go’aanka Maxkamadda Dib kasoo sheegi doonto.

Previous Post

Ra’isul Wasaare Kheyre oo kulan deg deg ah la qaatay Saraakiisha Amniga Dalka.

Next Post

Boqor Salmaan oo isbedel ku sameeyay hanaanka boqortooyada

Next Post
Boqor Salmaan oo isbedel ku sameeyay hanaanka boqortooyada

Boqor Salmaan oo isbedel ku sameeyay hanaanka boqortooyada

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In