Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda Dastuurka Dalka Ivory Coast oo ogolaatay Musharaxnimada Madaxweyne Alassane Ouattara

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Maxkamadda Dastuurka Dalka Ivory Coast oo ogolaatay Musharaxnimada Madaxweyne Alassane Ouattara
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda dastuuriga dalka Ivory Coast ayaa ogolaatay in madaxweyne Alassane Ouattara uu u tartami kado markii sadexaad jagada madaxtinimada dalkaas oo dhici doonta 31 bisha soo socota ee October, inkastoo mucaaradka sheegeen in musharaxnimada madaxweynaha ay khatar gelinayso dimoqraadiyada dalka dhaca galbeedka Afrika.

Dastuurka dalka ayaa dhigaya in madaxweynaha labo xilli oo keli ah loo ogol yahay in uu isu soo taago madaxtinimada laakiin madaxweyne Ouattara ayaa ku doodaya in wax ka bedelkii dastuurka lagu sameeyay 2016 uu u saamaxayo in mar sadexaad isu soo sharaxo xilkan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddiga doorashooyinka ayaa liiska 44 musharax ka soo reebay affar keliya waxaana dadka loo diiday in ay tartanka ka qeybgalaan kamid ah madaxweynihii hore ee dalkaas Laurent Gbagbo iyo hogaamiye kooxeed hore oo lagu magacaabo Guillaume Soro.

Isniintii booliiska iyo mudaaharaadiyaal ka soo hor jeeda madaxweyne Ouattara ayaa isku dhacay, banaan baxyaasha ayaa waddooyinka xiray kuwaas oo booliisku kala ceyriyeen.

Madaxweyne Ouattara ayaa bishii Maarso ee sanadkan sheegay in uusan ka qeybgali doonin tartanka doorashada laakiin wax kasta ayaa isbedeley markii uu geeriyooday musharaxii xisbiga talada haya ee dalka Ivory Coast.

2010 dalka Ivory Coast waxaa ka dhacay dagaal sokeeyay oo ay ku dhinteen 3,000 oo ruux rabshadaha ayaa ka dambeeyay markii madaxweynihi xilligaas ee Laurent Gbagbo uu diiday in doorashada looga adkaaday.

Tags: Maxkamadda Dastuurka Dalka Ivory Coast oo ogolaatay Musharaxnimada Madaxweyne Alassane Ouattara
Previous Post

Ciidanka Xoogga oo Bariire ku dilay Maleyshiyaad ka tirsan Al-shabaab+Sawirro

Next Post

Madaxweyne Trump oo booqday goobaha uu dabka ka kacay ee Gobolka California

Next Post
Madaxweyne Trump oo booqday goobaha uu dabka ka kacay ee Gobolka California

Madaxweyne Trump oo booqday goobaha uu dabka ka kacay ee Gobolka California

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In