Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda Gobolka Banaadir Oo Markale Dhageysatay Eedeysanayaal Dambiyo Kala Duwan Loo Heysto “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Maxkamadda Gobolka Banaadir Oo Markale Dhageysatay Eedeysanayaal Dambiyo Kala Duwan Loo Heysto “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta oo taariikhdu tahay 02/07/2020 waxa ay u fariistay dacwad ciqaabeed oo loo heysto shaqsiyad kala duwan oo isugu jiray ganacsato iyo Agaasimaha Maamulka iyo maaliyadda ee Wasaaradda Kalluumaysiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Eedaysanayaashaa oo ku eedeysanaa dambiyo kala duwan oo isugu jira xatooyo xoolo dadwayne, been abuur, isticmaalid dukuminti been abuur ah, isticmaalid Banki aan sharciyaysnayn iyo qodobo kale.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Garsooraha guddoominayay dacwadahaan Dr.Cabdiraxmaan Saciid Axmed ayaa amray in la guda galo dhageysiga difaaca eedeysnayaasha in ay soo gudbiyaan waxyaabaha ay kaga difaacayaan eedaymihii iyo cadaymihii uu Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ku eedayay soona bandhigay fadhigii hore.

Dood dheer kaddib, Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa soo gabagabeysay eeddii loo heysatay ganacsade Cabdullaahi Maxamed Axmed (Xaaji Gaabow )oo ka qeyb ahaa dacwaddan musuq maasuqa ah waxeyna u dirtay go’aan halka kuwa kale ay maxkamaddu dib ka soo mudayndoonto sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Dhegaysiga dacwadda Dr.Cabdirahman Saciid Axmed.

Previous Post

Xoghayaha Joogtada Ah Ee Xafiiska R/Wasaaraha iyo Agaasimayaasha Guud Oo Ka Shiray Hannaanka Shaqo ee Xilliga Kala Guurka “SAWIRRO”

Next Post

Xukuumadda Oo Dib u Fureysa Duullimaadyada Gudaha Dalka

Next Post
Xukuumadda Oo Dib u Fureysa Duullimaadyada Gudaha Dalka

Xukuumadda Oo Dib u Fureysa Duullimaadyada Gudaha Dalka

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In