Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda Rafcaanka G/Banaadir oo xukuno  ku riday mas’uuliyiin loo heestay Musuq-maasuq 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Maxkamadda Rafcaanka G/Banaadir oo xukuno  ku riday mas’uuliyiin loo heestay Musuq-maasuq 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir, ayaa maanta xukunno kala duwan ka soo saartay laba Dacwadood oo ka dhan ah mas’uuliyiin ka tirsanaa Wasaaradda Maaliyadda, Bangiga Dhaxe, iyo Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda.

Maxkamadda oo dacwada 1-aad ka yeelatay 8-fadhi ayaa ugu dambeyn ku dhawaaqday xukunka oo noqday sida tan:

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026

Makamadda ayaa ku xukuntay eedeysanayaasha kala ah Cumar Macallin Nuur iyo Cabdullaahi Maxmuud Cusuble Hal Sano oo Xarrig ah, waxaana Saabir Xasan Cabdinuur lagu riday xukun ah Labo Sano iyo 6 Bilood oo Xarrig ah, halka Aadan Maxamed Cabdi lagu waayay dhamaan eedeymihii loo jeediyay.

Dhanka kale, Maxkamadda, ayaa Dacwada 2-aad oo ay ka yeelatay 7-fadhi xukun ku soo oogtay 3 eedeysane oo lagu tuhmay lacag dhaqis iyo maalgelinta argagixisada, kuwaas oo kala ah Abuukar Maxamed Cali oo lagu xukumay 6-Sano oo Xarrig ah, Maxamed Aadan Cabdullahi oo Xarrig Hal Sano ah lagu xukumay, iyo Cabdiqaadir Cabdi Socdaal oo lagu waayay dhamaan eedeymaha loo jeediyay.

Previous Post

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Lugta oo kormeeray Xereda Ciidamada ee Shahiid Cali-Naasir 

Next Post

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyey magacaabista Golaha warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed

Next Post
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyey magacaabista Golaha warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyey magacaabista Golaha warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Baydhabo kula kulmay Odoyaasha dhaqanka

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Baydhabo kula kulmay Odoyaasha dhaqanka

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa kulan la-qaatay odayaasha dhaqanka kuwaas oo uu kala kulmay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In