Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda Sare ee dalka oo u fadhiisatay dhageysiga dacwad ka dhan ah Maamulka Gobolka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Maxkamadda Sare ee dalka oo u fadhiisatay dhageysiga dacwad ka dhan ah Maamulka Gobolka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda Sare ee dalka, gaar ahaan qeybteeda maamulka ayaa maanta u fariisatay dhageysiga gar maqalkii 3-aad ee dacwad lid ku ah maamulka gobalka Banaadir oo ay kala dhaxayso shirkadda Power Technology Industries.

Dacwadda oo khusaysa heshiis ay hore u wada galeen labada dhinac oo uu ka baxay maamulka gobalka Banaadir ayey shirkadda heshiiska looga baxay kiiskeeda horgeysay garsoorka, si ay qaab sharci ah ugu muujiso cabashada ay ka qabto dhinaca kale.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026

Guddoomiyaha maxkamadda sare JFS mudane Bashe Yuusuf Axmed oo ay wehelinayaan garsooreyaal ka tirsan maxkamadda sare ee dalka ayaa waxay halkaas ku dhageysteen abukaateyaasha labada dhinac, waxaana garmaqalkan saddexaad fadhiyey matelayaal ka socday maamulka gobalka Banaadir oo soo ajiibay u yeerista ay horay maxkamaddu ugu dirtay.

Garmaqalka 3-aad ee dacwadda ayaa ku soo dhammaaday, iyadoo aan la gaarin wax go’aan ah oo maxkmaddu riday, waxaana loo balanay kulanka xiga.

Previous Post

Xoghayaha guud ee Golaha shacabka BJFS oo shir uga qeybgalay dalka Qatar

Next Post

Maraykanka oo Iiraan u fasaxay Lacago ka xayirnaa

Next Post
Maraykanka oo Iiraan u fasaxay Lacago ka xayirnaa

Maraykanka oo Iiraan u fasaxay Lacago ka xayirnaa

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ciidanka Qaranka...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In