Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Meydadka 26 muhaajiriin ah oo laga helay xeebaha dalka Liibiya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Meydadka 26 muhaajiriin ah oo laga helay xeebaha dalka Liibiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ururka Dhaqaatirta aan xuduudda laheyn ayaa sheegay in xeebaha dalka Liibiya laga helay 26 meyd oo ah oo Dooni kula qalibantay Badda mediterranean

Uruka ayaa shagay in meydadkaasi ay ka koobnaayeen 25 dumar  ah iyo hal qof oo rag ah, waxana la aamin sanyahay in dadkaasi ay saacado dheer Doonida dulsaarnaayeen ka hor inta aaney qalibmin.

Related posts

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026

In ka badan 200 oo kale oo Tahriibayaal ah oo 50 ka mid ah ay caruryihiin  ayaa la sheegay in la soo badbadiyey.

Doonta ayaa la shaagay in shidalkii iyo biyaha ay isku dartay, taasina  ay sababtay in dadku ay miyir daboolmaan sida uu Wakaaladda Wararka Reuters u sheegay Yansi Bagooto oo ka mid ah Mas’uuliyiinta ururka Dhaqaatirta aan xuduuda laheyn.

Dadkan ku haligmay biyaha Badda mediterranean ayaan weli la sheegin meelaha ay dhalasho ahaan ka soo jeedan haseyeeshee dadkii la badbaadiyay ayaa la geeyay in Jaziiradda Siqaliya, iyadoo howsha badbadintana ay ka qeyb qaateen Ciidamada Bada Talyaaniga iyo Spain.

Previous Post

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Kenya oo Nairobi ku Kulmay- SAWIRRO

Next Post

Siminaar ku saasan badqabka saxafiga oo Warfaafinta lagu soo gabo gabeeyay  “SAWIRRO”

Next Post
Siminaar ku saasan badqabka saxafiga oo Warfaafinta lagu soo gabo gabeeyay  “SAWIRRO”

Siminaar ku saasan badqabka saxafiga oo Warfaafinta lagu soo gabo gabeeyay  “SAWIRRO”

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi isugu jira wasiiro Iyo...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In