Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Meydadka carruur walaalo ah oo laga heley duleedka Baydhabo

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Meydadka carruur walaalo ah oo laga heley duleedka Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cabdulmudhcim Aweys C/laahi oo sagaal sano jir ah iyo Aamina Aweys C/laahi oo todobo sano jir walaalo ah ayaa saaka aroortii meydkooda laga heley duleelka magaalada Baydhabo ee gobalka Bay, sida ay sheegeen qoyska.

Ka hor inta aan la helin meydka waxaa la la’aa 10 saacadood, sida uu sheegay aabaha carruurtan Sheekh Aweys Cabdulaahi.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Wariye Siraaji Sheekh Isxaaq, oo Baydhabo ku sugan ayaa soo sheegaya.

Goobtan ah oo ah guriga reerka carruurtan ay ka baxeen ayaa soo buux dhaafiyey kumanaan dadweynaha oo xaafadaha Baydhabo ka kala yimid islamarkaana la yaaban dhacdadan xanuunka badan ee qoyska Sheekh Aweys Claahi ku dhacdey.

Meydkan labada carruurta ah ayaa jirkooda waxaa ka muuqda sida wararka ay sheeg ayaan dhaawacyo toorey ah oo jirkooda loo adeegsadey sidoo kale, waxaa warar is khilaafsan kas oo baxayaan in xubno  jirkooda ah lala baxay halka wararka kalena sheegayaan  in jirkooda dhaawacyo ku yaalan oo xubno la maqneyd laakin aysan jirin cid rasmi ah oo caddeysay warkaas.

Wasiirka warfaafinta Koofur Galbeed, ayaa sheegay in ka maamul ahaan sharciga hor keeni doonaan kuwii ka dambeeyay falkan argagaxa badan.

Previous Post

Wasiirada maaliyadda iyo howlaha guud oo kormeerey guriga Hooyooyinka Qaranka +Sawirro

Next Post

The bodies of young siblings were found in Baidoa

Next Post
Diiwaan galinta Musharaxiinta kuraasta aqalka hoose oo Baydhabo ka bilaabanaysa

The bodies of young siblings were found in Baidoa

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In