Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mid ka mid ah basaasiintii ugu xumaa ee soo mara Maraykanka oo xabsiga ku geeriyooday

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Mid ka mid ah basaasiintii ugu xumaa ee soo mara Maraykanka oo xabsiga ku geeriyooday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudaha xabsi si weyn loo ilaaliyo ammaankiisa ayaa laga dhax helay meydka sargaal horey uga tirsanaa ciidamada FBI-da dowladda Mareykanka, kaa oo markii dambe isku bedelay basaas la shaqeeya dowladda Ruushka.

Dowladda Mareykanka faah faahino dheeraad ah kama aysan bixin geerida ninkan muddo ka badan 20-sanno xabsiga ku jiray, waxaana ninkan meydkiisa laga helay qolkii uu uga jiray xabsiga Florence.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Robert Hanssen ayaa xogo sirdoon oo dalkiisu lahaa la wadaagay dowladda Ruushka, waxa uuna sargaalkan lacago badan kaga helay dowladda Ruushka xogaha sirdoon ee dalkiisu lahaa uu la wadaagay.

Ninkan oo ahaa basaaskii ugu weynaa ee ka carreesiiya dowladda Mareykanka ayaa kiiskiisa waxaa u fadhiistay saddex boqol oo wakiillo ahaa, waxa ayna maxkamd ku riday xukun xabsi daa’in ah sannadkii 2002-dii.

Mareykanka ayaa sheegay in ninkan lacag ka badan 1.4 milyan kaga qaatay Ruushka xogaha sirdoon uu la wadaagay , waxa uuna bixiyay xogo sir ah uu qoraal ahaan ugu diray  dowladdii Ruushka iyo Midowgii Soofiyeeti ee hore.

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay guddiga qaban-qaabada xuska maalmaha xorriyadda

Next Post

Wasiirada Maaliyadda XFS oo shir u furay Wasiiradda Maaliyadda maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

Next Post
Wasiirada Maaliyadda XFS oo shir u furay Wasiiradda Maaliyadda maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

Wasiirada Maaliyadda XFS oo shir u furay Wasiiradda Maaliyadda maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In