Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mid kamid ah Saldhigyad ugu weyn Hindiya oo la weeraray

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Mid kamid ah Saldhigyad ugu weyn Hindiya oo la weeraray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Hindiya ayaa sheegay maanta oo Arbaca ah in toogasho ay ku dhinteen afar qof ay ka dhacday gudaha saldhig ay leeyahiin Ciidamada milatariga oo ku yaalla gobolka Punjab ee dhaca waqooyiga dalkaasi Hindiya.

War ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga oo ay baahisay wakaaladda wararka ee Reuters, ayaa lagu sheegay in rag aan tiradooda la garaneyn ay galeen saldhigga ciidamada ee Bathinda, iyaga oo intaas ku daray in dableydan ay gacanta ku dhigeen saanad ciidan.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026
Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026

Ciidamada Hindiya ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay in shilkan uu dhacay 4:35 subaxnimo ee xilliga gudaha dalka Hindiya, waxaana socda howlgallo baaritaanno ah oo lagu baadi goobaya heybta raggii falkan geystay.

Saldhigga Bathinda ee la weeraray ayaa ka mid ah saldhigyada militari ee ugu weyn Hindiya, waxaana la shegaa inay halkaasi ay ku suganyahiin in ka badan 10,000 oo ciidamada lugta ah, taangiyada iyo ciidamada gantaalada.

Previous Post

Taliye Odawaa oo u hanbayeeyay Ciidanka Xoogga dalka

Next Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo ciidanka Xoogga dalka u diray hambalyo ku aaddan sanad guurada 63-aad ee aas-aaskod

Next Post
Wasiirka Gaashaandhigga oo ciidanka Xoogga dalka u diray hambalyo ku aaddan sanad guurada 63-aad ee aas-aaskod

Wasiirka Gaashaandhigga oo ciidanka Xoogga dalka u diray hambalyo ku aaddan sanad guurada 63-aad ee aas-aaskod

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026
0

Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In