Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mid kamid ah Wasiiradda Magacaaban ee Xukuumadda Kheyre oo Garoonka Muqdisho lagu soo dhaweeyey.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Mid kamid ah Wasiiradda Magacaaban ee Xukuumadda Kheyre oo Garoonka Muqdisho lagu soo dhaweeyey.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaano ka tirsan labada gole ee baarlamaanka Jamhuuriyadda , saraakiil ciidan iyo mas,uuliyiinta wasaaradda  Gadiidka Cirka iyo Dhulka ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wasiirka magacaaban ee wasaaradda gaadiid cirka iyo dhulka Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Salaad Oomaar oo caasimadda soo gaaray xili lagu wado in ra,isul wasaaruhu golihiisa wasiirada hor geeyo baarlamaanka .

Agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka cirka iyo dhulka mudane Cali Gacal ayaa magaca wasaaradda ku soo dhaweeyay wasiirka cusub.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiirkii hore ee wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta xildhibaan Maxamed jaamac Mursal geele iyo xildhibaan Faarax Xujaale oo ka tirsan mudanayasha aqalka sare  ayaa Iyana dhankooda qayb ka ahaa soo dhaweynta wasiirka .

Maxamed Cabdulaahi Salaad Oomaar Wasiirka magacaaban ee wasaaradda gaadiidka cirka iyo dhulka ayaa dhankiisu sheegay sida uu ugu faraxsan yahay in dalka uu ku soo laabtay waxaana uu ka mahad celiyay soo dhaweynta loo sameeyay.

Previous Post

Dowladda Kuwait oo 50 Melyan oo doolar ugu deeqday dadka ay abaarta Saameysay.

Next Post

Saddex ruux oo xanuunka shuban biyoodka ugu geeriyootay deegaanka Yeed

Next Post
Saddex ruux oo xanuunka shuban biyoodka ugu geeriyootay deegaanka Yeed

Saddex ruux oo xanuunka shuban biyoodka ugu geeriyootay deegaanka Yeed

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In