Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Midawga Yurub oo soo jeediyay in la dhiso darbi looga hortagaayo socdaalka sharci darada ah

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Midawga Yurub oo soo jeediyay in la dhiso darbi looga hortagaayo socdaalka sharci darada ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Laba iyo toban dal oo ka tirsan Midowga Yurub, ayaa warqad ay si wadajir ah ugu direen Guddiga socdaalka reer Yurub, waxay ku codsadeen in waddamada xubnaha ka ah  Midawga Yurub ay bixiyaan Lacago si loo dhiso darbi looga hortagayo socdaalka sharci darrada ah ee marba marka ka danbeeysa ku soo qulqulaya waddamada Yurub.

Sida uu sheegay  muuqaal baahiyaha Al-Carabiya, Guddigan ayaa markii ay warqadan gaartay si rasmi ah u diiday inay maalgeliyaan dhismaha darbiyo laga dhisaayo xuduudaha ay wadagaan Waddamada reer Yurub.

Related posts

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026

Wasiirrada socdaalka dalalka Austria, Greece, Hungary iyo Poland, ayaa isku raacay in arrinkan uu yahay tallaabo wax ku ool ah oo lagu ilaalinaayo xuduudaha Midowga Yurub.

Lithuania, oo ka mid ah dalalka saxiixay warqaddan lagu codsanaayo dhismaha darbi looga hortagaya socdaalka sharci darrada ah, ayaa durbaba go’aansaday hirgalinta dhismaha darbi xayndaab ah oo gaaraya 508 KM, kaas oo laga dhisaayo  xadka ay la wadaagaan dalka  Belarus, si loo joojiyo mowjadaha muhaajiriinta ku qulqulaya bariga Midowga Yurub.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xariga  ka jaray Waddada xariiriso Baar Ubax iyo Warshada Taraqa iyo sigaarka

Next Post

Sarkaal ka tirsan maleeshiyaadka Al Shabaab oo isku dhiibay ciidanka xoogga dalka

Next Post
Sarkaal ka tirsan maleeshiyaadka Al Shabaab oo isku dhiibay ciidanka xoogga dalka

Sarkaal ka tirsan maleeshiyaadka Al Shabaab oo isku dhiibay ciidanka xoogga dalka

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In