Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Midowga Afrika oo baarlamaanka ka codsaday ansixinta Golaha Wasiirada cusub

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Midowga Afrika oo baarlamaanka ka codsaday ansixinta Golaha Wasiirada cusub
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mogadishu, 30 January 2015 – Midowga Afrika ayaa soo dhaweeyay magacaabista Golaha Wasiirada cusub ee uu ku dhawaaqay Raiisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, kuwaasi oo saddex ka mid ah ay Dumar yihiin.

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay soo dhaweynayaan golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya, isla markaana la xoojiyo hiigsiga cusub ee sanadka 2016-ka ee ay dowladda hiigsaneyso iyo ajandaha ku saabsan doorashada bisha September ee 2016-ka laga hirgelinayo guud ahaan dalka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

War-saxaafadeedka ayaa lagu yiri “ Si loo gaaro talaabooyinka ay hiigsaneyso dowladda, isla markaana looga fogaado waxkasta oo dib u dhac u keeni kara Xukuumadda, Midowga Afrika waxa uu ku boorinayaa hay’adaha dowladda gaar ahaan baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya in uu codka kalsoonida ah siiyo xukuumadda cusub ee Soomaaliya, si ay u dar dargeliyaan howlaha horyaalla oo ay ugu muhiimsanyiiin xoojinta xiriirka Soomaaliya ay la leedahay beesha caalamka iyo xasilinta goobaha laga xoreeyay maleesiyada Al-Shabaab”

“Midowga Afrika waxa uu sii wadayaa taageerada uu siinayo shacabka Soomaaliyeed, la shaqeynta hay’adaha dowladda, ka qeyb qaadashada xasilinta iyo dib u dhiska dalka” ayaa lagu soo gabo gabeeyay War-saxaafadeedka.

Previous Post

Ciyaaryahan Juan Cuadrado oo Berri Imaanayo London,Si Tijaabo Caafimaad ugu Maro Kooxda Chelsea

Next Post

Bayern Munich oo Sanadka Cusub Guul Darro Ku Bilowday Horyaalka Jarmalka

Next Post
Bayern Munich oo Sanadka Cusub Guul Darro Ku Bilowday Horyaalka Jarmalka

Bayern Munich oo Sanadka Cusub Guul Darro Ku Bilowday Horyaalka Jarmalka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In