Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Midowga Afrika oo cambaareeyay weerar lagu qaaday xarun AMISOM ay ku lahaayeen Janaale

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Danjire Sidikou oo ka hadlay guulaha ay sida wada jirka ah u gaareen ciidanka AMISOM iyo ciidanka Xoogga dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mogadishu, 1 September 2015: Wakiilka gaarka ah ee Miowga Afrika u qaabilsan Soomaliya Danjire Maman Sidikou ayaa cambaareeyay weerar maanta lagu qaaday xarunta ciidamada AMISOM ay ku lahaayeen deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaasi oo ay markii dambe ciidamadu dib ula wareegeen.

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Danjire Maman Sidikou ayaa lagu sheegay in gaari kuwa xamuulka qaada ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa lagu bartilmaameedsaday xarunta ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ay ku lahaayeen deegaanka Janaale, iyadoo dagaallo kadib ay ciidamadu AMISOM si buuxdo ula wareegeen xaruntooda.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wakiilka gaarka ah ee Miowga Afrika u qaabilsan Soomaliya Danjire Maman Sidikou oo cambaareeyay weerarka lagu qaaday ciidamada AMISOM ayaa ku tilmaamay in falkaasi uu aha mid wuxuushnimo ah, isagoo ciidanka AMISOM ku amaanay sida geesinimada leh ee ay isaga difaaceen weerarka lagu soo qaaday, ayna diyaar u yihiin in cadowga ay ka difaacaan shacabka Soomaaliyeed.

Danjire Sidikou ayaa shacabka iyo dowladda Uganda uga tacsiyadeeyay askartii ku geeriyootay weerarka lagu soo qaaday xarun ciidamada AMISOM ay ku lahaayeen Janaale ee gobolka Shabeelah Hoose, isagoo xusay in weerarkaasi uu geystay qasaare labada dhinac ah.

 

 

 

 

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Qaabilay Wafdi Ka Socday Mareykanka+Sawirro

Next Post

Guddoomiyeyaasha dhalinyarada gobollada qaar oo kulan ku yeeshay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyeyaasha dhalinyarada gobollada qaar oo kulan ku yeeshay Muqdisho “SAWIRRO”

Guddoomiyeyaasha dhalinyarada gobollada qaar oo kulan ku yeeshay Muqdisho "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In