Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Midowga Afrika oo soo dhaweeyay wada hadallada dhex maray madaxda Soomaaliya iyo Kenya

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Midowga Afrika oo soo dhaweeyay wada hadallada dhex maray madaxda Soomaaliya iyo Kenya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Guddiga midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, ayaa mdaxda Soomaaliya iyo Kenya ku bogaadiyay wada xaajoodka ay ka yeesheen soo celinta xiriirka Labada Dowladood.

Bayaan  kasoo baxay Xafiiska Guddoomiyaha ee Magaalada Addis ababa ayaa lagu bogaadiyay horumarka labada dhinac ay ka gaareen qaboojinta xiisadda, wuxuuna usoo jeediyay in la dhiirri geliyo wada xaajoodyada nabadda.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Moussa Faki Mahamat, ayaa ka codsaday mas’uuliyiinta Soomaaliya iyo Kenya in ay  inay dib usoo celiyaan xiriirkooda saaxibtinimo iyo midka Diplomaasiyadeed ee Labada Dowladood.

Haddalka Guddoomiyaha midowga Africa ayaa imaanaya Maalin kadib markii ay Labada Madaxweyne ee Soomaaliya iyo Kenya ay khadka Talefanka ku wada hadleen, ayagoo ku ballamay in waxa jira loo saaro guddi farsamo .

Previous Post

Abaanduulihii Al-shabaab oo lagu dilay Degmada Saakoow ee Gobolka Jubbada dhexe

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo muwaaddin Soomaaliyeed ku wareeejiayay Guri laga haystay Muddo badan

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo muwaaddin Soomaaliyeed ku wareeejiayay Guri laga haystay Muddo badan

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo muwaaddin Soomaaliyeed ku wareeejiayay Guri laga haystay Muddo badan

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In