Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Midowga Afrika:Walaac Ayaan Ka Muujineynaa Xanibaadda Qaar Ka Mid ah Xawaaladaha Soomaalida Ee Dalka Kenya (Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Midowga Afrika:Walaac Ayaan Ka Muujineynaa Xanibaadda Qaar Ka Mid ah Xawaaladaha Soomaalida Ee Dalka Kenya (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wakiil gaar ka ah ee midowga Africa  u qaabilsan arimaha  soomaliya  ahna    madax  howlgalka  AMISOM  AMB  Maaman sadiiko  oo manta warbaahinta shir  jaraaid  ugu qabtay  xaruunta  xalane  ee magalada  ayaa  sheegay  in uu aad kaga  walaacsan yahay  xayiraadda    ay dowladda  kenya  ku soo  rogtay  xawaladaha soomaaliya  Ee dalkaasi.   Taasi oo samayn ku  ku yelatay soomaalida  ku nool dalka   Kenya  oo   noloshoodu  ay  ku  tiirsantahay   lacagaha  dibada looga soo diro.

Maaman  sadiiko   ayaa  intaa ku daray in  guud ahan  dowladdaha calamka  looga bahan yahay  in ay iska   kaashadaan   ladaganka  argagxisda  oo  Qatar wayn ku ah   bulshooyinka  caalamka  in ay nabada ku noladaan ismarkaana doonaya  in ay dib  u dhigaan   hormarkooda.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Shirka  ayaa  sidoo kale   lagu soo bandhigay  afhayeenka  cusub   ee  ciiddanka  AMISOM   NJUUA PAUL oo u Dhashay dalka  kenya  Kaas oo Badali Doona  afhayeenkii hore   amisom  kornel  Cali Adan  Xumud.

Wakiil gaar ka ah Ee midowga   Africa  u qaabilsan arimaha  soomaliya  ahna    madax  howlgalka  midowga  afirca  ee AMISOM  AMB Maaman sadiiko   ayaa Xusay in  afhayeenkii hore  uu qabtay  howlo badan islamarkaana Kan Cusub looga baahanyahay in uu meesha ka sii Anba qaado. 

Sequence 30.Still001 Sequence 30.Still002 Sequence 30.Still003 Sequence 30.Still004 Sequence 30.Still005 Sequence 30.Still006 Sequence 30.Still007 Sequence 30.Still009 Sequence 30.Still010 Sequence 30.Still011 Sequence 30.Still012 Sequence 30.Still013 Sequence 30.Still014  Sequence 30.Still016

Previous Post

Guddoomiyaha Cusub Ee Demada Dharkeenleey oo Maanta Xilka La Wareegay (Sawirro)

Next Post

Dowladda Imaaraadka Carabta oo Ciidamo u tababaraysa Dowladda Soomaliya”Sawirro”

Next Post
Dowladda Imaaraadka Carabta oo Ciidamo u tababaraysa Dowladda Soomaliya”Sawirro”

Dowladda Imaaraadka Carabta oo Ciidamo u tababaraysa Dowladda Soomaliya"Sawirro"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In