Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Midowga ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Turkiga oo doortay guddoomiye+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Midowga ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Turkiga oo doortay guddoomiye+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ururka midowga Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta dalka Turkiga ayaa doortay guddoomiye cusub doorashada oo sanadla ah ayaa  ka dhacday caasimadda daka Turkiga ee Ankara marki ay taariikhdu ku beegneed 06/02/2016

Doorshada waxaa ku tartamay ilaaa seddex musharrax oo ka mid ah ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalka Turkiga magaalooyinkiisa kala duwan seddexda arday oo tartameysay ayaa kala ahaa Mohammed Abdullaahi Xaashi , Mustafa Mohamed Ali Aadle  iyo Abdiasis Sheikh Mukhtar

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Waxaana u codeeyay ilaa iyo 16 wakiil oo ka kala socday magaalooyinka kala duwan  ay wax ka bartaan ardayada Soomaaliyeed

Doorashada waxaa ka soo qayb galay marti sharaf kala duwan oo ay ugu horeeyeen  masuuliyiinta safaaradda iyo arday kala timid magaalooyin kala duwan sidoo kale jaaliyadda soomaaliyeed ee degan caasimadda Turkiga ee Ankara

Doorashada ayaa u dhacday si heer sara ah oo ay ku qan ceen dhamaan ka soo qayb galayaashii iyo musharrixiintii u taagnaay qabashada xilka guddoomiya guud iyo guddoomiyaha golaha shuuradda ee ururka midowga ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga UMASET

Ugu horeyntii waxaaa la doortay guddoomiyaha golaha shuuradda oo loo doortay Abdijabar xuseen maxamed oo ku guuleystay xilkaas kadib marki ay doorteen 9 wakiil oo ka mid ah 16ki wakiil oo codeyheysay

Kadibna waxaa loo gudbay doorashada guddoomiyaha guud ee Ururka midowga ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga  oo ay ku tartamaayeen ilaa 3 musharrax

Ugu dambeyntiina waxaa ku guuleystay xilka guddooomiyaha guud ee UMASET guddoomiye  Mohamed Abdullaahi Xaashi

Doorashada ayaa ku soo idlaatay jawi degan oo ay ku wada  qanceen dhamaan ka soo qayb galayaashi iyo musharixiintii laga guuuleystayba .

A C D E F İ IMG_8301 IMG_8314 IMG_8353 IMG_8364 IMG_8404 IMG_8444 IMG_8508 IMG_8549 musha

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Maxkamad ku taala dalka Britain oo 15 sano ku xukuntay nin Soomaali ah

Next Post
Maxkamad ku taala dalka Britain oo 15 sano ku xukuntay nin Soomaali ah

Maxkamad ku taala dalka Britain oo 15 sano ku xukuntay nin Soomaali ah

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In