Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Midowga saxafiyiinta Soomaaliyeed ee dalka Sudan oo soo dhoweyn u sameeyay wefdiga agaasimaha-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Midowga saxafiyiinta Soomaaliyeed ee dalka Sudan oo soo dhoweyn u sameeyay wefdiga agaasimaha-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan soo dhaweynta ah ayna soo qabanqaabiyeen midowga saxafiyiinta Soomaaliyeed ee dalka Suudaan iyo xafiiska warfaafinta ee safaarada Soomaaliyeed ee dalka Suudaan waxaa ka soo qeybgalay gudoomiyaha jaaliyada dalka Suudaan Ustaad Cabduwali Xasan Fadiilatuhu, Xogyahay guud ee ururka ardayda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan Inshaar Cabdi Jaliil Suldaan Kamaal oo ka mid ah salaadiinta ku sugan Khartoum iyo qeybaha kala duwan ee ururada ka jira Suudaan.
U qeybsanaha dhanka warfaafinta ee Safaaradda Soomaaliya ee dalka Suudaan Fiidow Maxamuud Fiidow oo kulanka ka hadlay ayaa wefdiga agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta u sheegay in dalkan aysan marti ku aheym isla markaana uu yahay wadankooda labaad.

Gudoomiyaha jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Suudaan ayaa wefdiga u mahadceliyay fursadda ay u siiyeen in ay soo booqdaan aqoonyahnada Soomaaliyeed ee Suudaan  jooga, isagoo wax aan la dafiri Karin ku tilmaamay doorka aqoonyahnada ay ku leeyihiin  horumarka dalka.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Kulanka ayaa sidoo waxaa ka soo qeybgaliyaasha fursad loo siiyay in ay su’aalo ka weydiiyaan marxaladihii ugu dambeeyay dalka mas’uuliyiinta ka timid Soomaaliya, ayagoo su’aalahaasi ugu jawaabay dadkii kulanka joogay.

Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane C/rasaaq Cali yuusuf (Bahlaawi) ayaa ka soo qeybgaliyaasha u xaqiijiyay in loo baahan yahay aqoonyahnada ku sugan dalka Suudaan in ay ka qeyb qaataan dib u dhiska dalka.

2 3 4 5 6 war 1

Previous Post

Imaaraadka oo Soomaaliya ka caawineyso bixinta mushaarka ciidanka Xoogga dalka

Next Post

Alpha Conde oo markale ku guuleystay doorashadii Guinea

Next Post
Alpha Conde oo markale ku guuleystay doorashadii Guinea

Alpha Conde oo markale ku guuleystay doorashadii Guinea

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In