Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Midowga Yurub, Mareykanka iyo Q. M. oo si isku mid ah usoo dhaweeyay ansixinta R/wasaare Sharma’arke

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ergeyga gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Michele Cervone isla markaana ah madaxa ergeda dhammaan xubnaha Midowga Yurub ayaa soo dhoweeyay ansixinta Ra’isul wasaare  Cumar Abdirashid Ali Sharma’arke.

Midowga Yurub ayaa ku baaqay in la dhiso xukuumad loo dhan yahay keeni karta isbedel wanaagsan isla markaana kasban karta kalsoonida dhammaan qeybaha Soomaaliya, waxaana sidoo kale sheegeen in xukuumadda soo socota looga baahanyahy in dadaaladeeda isugu geyso gaarsiinta hiigsiga sanadka 2016-ka.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

“Labadii sano ee la soo dhaafayw axaa la sameeyay horumar balaaran hase yeeshee 20 bilood oo kali ah ayaa ka dhiman waqtiga dowladda Soomaaliya loo qorhseeyay in ay dalkan gaarsiiso doorashooyinka ee 2016-ka, shaqooyinka harsan waxaa ay u baahan yihiin go’aano adag iyo hogaamin la la xisaabtami karo” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka ka soo baxay Midowga Yurub.

Sidoo kale Midowga Yurub ayaa sheegay in ay dhamaan siyaasiyiinta Soomaaliya ugu baaqayaan in ay si wadajir ah loogu istaago adkeynta iyo xoojinta dadaalada horumarineed oo dalka uu ku talaabsanaayo,waxaana Midowga Yurub ay tilmaameen in ayagoo kaashanayan saaxiibatooda Beesha Caalamka ay sii wadayaan taageerada ay siiyaan Soomaaliya.

Dhinaca kale Dowladda Mareykanka ayaa dhinaceeda soo dhaweysay ansixinta R/wasaare Sharma’rke, waxeyna tilmaantay iney si buuxda ula shaqeyn doonto xukuumadda uu soo dhisi doono.

Sidoo kale Qaramada Midoobay ayaa soo dhaweysay kalsooni siinta R/wasaaraha cusub waxeyna ku boorisay mas’uuliyiinta dowladda iney isku dhinac u shaqeeyaan si loo gaaro himilooyinka hiigsiga cusub ee sanada 2016-ka.

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

“SAWIRRO”Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay xaflad uu xilka kula wareegayay R.wasaare Cumar C.rashiid

Next Post

"SAWIRRO"Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay xaflad uu xilka kula wareegayay R.wasaare Cumar C.rashiid

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In