Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Midowga Yurub oo Denmark ugu baaqay inay joojiso dib u celinta qaxootiga Suuriya

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Midowga Yurub oo Denmark ugu baaqay inay joojiso dib u celinta qaxootiga Suuriya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wakiilka Yurub ee Arimaha Gudaha Ylva Johansson, ayaa sheegtay in ay aad uga walaacsan tahay go’aanka Denmark ee ah inay ruqsadaha degenaanshaha ay kala laabaneyso qaxootiga Reer Suuriya.

Maamulka Denmarka ayaa ku dhawaaqay shalay in ay  go’aansadeen dhaqan galinta sharci aan deganaanshaha loogu cusbooneysiin doonin illaa 380 qaxooti Suuriyaan ah, kuwaa oo lagu war galiyay  inay ku laabtaan dalkooda.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Hadalka Wakiilka Yurub ayaa yimid intii lagu guda jiray shir jaraa’id oo ku qabsoomay Brussels, kaa oo ku saabsanaa istiraatiijiyadda cusub ee Midowga Yurub, waxayna intaa ku dartay in Midawga Yurub, aysan Danmark ku raacsaneyn dib u celinta dadka magangalyo doonka ah ee qaxootiga ku ah waddamada yurub.

Hay’adda Amnesty International ayaa sheegtay in go’aanka Denmark ay ku musaafurisay qaar ka mid ah qaxootiga Suuriya, melo ka mid ah dalkooda ay ka hor imaaneyso qiimeyntii UNHCR ay ku sameeysay xaalada Suuriya.

UN-ka ayaa rumeysan in xaalada Suuriya aysan wali ku habooneyn dib u celinta dadka qaxootiga ah ee ka soo cararay colaadahii dalkaas la dhacay.

Dowladda Danmark ayaa horay u saxiixday heshiiska Yurub ee xuquuqda aadanaha, kaasoo mamnuucaya in la masaafuriyo dadka magangalyo doonka ah, haddii ay waddamadooda kala kulmaan khatar amni.

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha X.F.S oo ku baaqay in dadkii barakacay ay dib u soo laabtaan

Next Post

Madaxweynaha Turkiga oo jawaab caro leh u diray Biden

Next Post
Madaxweynaha Turkiga oo jawaab caro leh u diray Biden

Madaxweynaha Turkiga oo jawaab caro leh u diray Biden

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In