Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Midowga Yurub oo ka laabtay hakinta gargaarkii uu siin jiray Falastiiniyiinta

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Midowga Yurub oo ka laabtay hakinta gargaarkii uu siin jiray Falastiiniyiinta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga sare ee Yurub ayaa dhawaan ku dhawaaqay inaay joojinayaan gargaarka ay siiyaan Falastiiniyiinta, ka dib weerarkii dhaqdhaqaaqa Xamaas uu ku qaaday Israa’iil.

Midowga Yurub ayaa galinkii danbe isniintii shalay ka laabtay hadal ka soo baxay Midowga Yurub oo ku saabsanaa in Ururka uu si degdeg ah u hakin doono kaalmada uu siiyo maamulka Falastiiniyiinta, isagoo taa beddelkeeda sheegay inay dib u eegis ku samayn doonaan gargaarka la siiyo Falastiiniyiinta, ka dib weerarradii ay Xamaas ku qaadeen Israa’iil.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Bayaan ka soo baxay midowga Yurub oo ka mid ah ilaha ugu muhiimsan ee gargaarka horumarineed ee Falastiin, ayaa la gu sheegay in dib u eegis lagu sameynayo miisaaniyadda la siiyo maamulka Falastiiniyiinta, balse aanan la hakinin.

Dhulka falastiiniyiinta, oo ay ka dhacaan tacadiyo kala duwan  ayaa waxaa ku nool ilaa 2.1 milyan oo qof, oo ay ku jiraan hal milyan oo carruur ah, kuwaas oo u baahan gargaar bini’aadantinimo.

Previous Post

Hawlgallo Khawaarijta ka dhan ah oo ka dhacay Jubbada Dhexe

Next Post

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Galmudug oo goordhow gaaray Magaalada Bacadweyne

Next Post
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Galmudug oo goordhow gaaray Magaalada Bacadweyne

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Galmudug oo goordhow gaaray Magaalada Bacadweyne

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In