Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Midowga Yurub oo Taageeraya Horumarinta Waaxda Tamarta Soomaaliya:-War-Saxaafadeed

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Midowga Yurub oo Taageeraya Horumarinta Waaxda Tamarta Soomaaliya:-War-Saxaafadeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Midowga Yurub (EU) iyo Adventist  Relief Agency (ADRA) waxay bilaabeen barnaamij cusub oo 3 sano ah ujeedadiisuna ay tahay isticmaalka iyo faafinta tamarta la cusboonaysiin karo ee Soomaaliya.iyadoo loo maraayo hirgelinta  mashruuca “Badalka Tamarta Soomaaliya” (SET), in ka badan 100.000 oo qoys ayaa awoodi doona helitaanka adeegyada tamar  joogto ah oo la awoodi karo  Somaliland, Puntland iyo Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

Isticmaalka tamarta la cusboonaysiiyo waxay wax ka tari doontaan helitaanka tamar nadiif ah. Gaaritaanka yoolkani wuxuu Soomaalida ka caawinayaa inay u dhaqaaqdo yareynta karboonka oo wax ka taraaya isbedelka cimiladda. Helitaanka adeegyada tamarta oo la kordhiyaa waxay keeneysaa fursado dhaqaaluhu ku kobco iyo hilitaanka adeegyadda tamarta.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Arrintani waxaa lagu gaarayaa horumarinta adeega tamarta ee laga dhaliyo qoraxda,iyadoo lagu horumarinayaayo xagga waxqabadka Beeraha, caafimaadka,waxbarashada iyo mashaariicda nal gelinta ee bulshadda. Waxaa kale lagu horumarinayaa hirgelinta girgirayaal yareeyaha isticmaalka dhuxusha oo ay ka ganacsadaan dhalinyaraddu

“Midawga Yurub wuxuu aaminsanyahay in mashruucan cusubi wax ka bedeli doono nolosha dad badan oo soomaali ah. Waxaa sidaa yiri, Michele Cervone d’Urso Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya,Helintaanka korontadda oo la kordhiyaa waxay wax ka tareysaa helintaanka biyaha, adeegyadda caafimaadka, iyo helintaanka shaqooyin. Waxaanu rajeynaynaa inuu mashruucani keeni doono isbedel iyadoo la balaarinaayo isticmaalka tamarta la cusboonaysiiyo oo dalka oo dhan ah.

“Talaabaddani waxay fududeyn doontaa cirib-tirka saboolnimada ba’an iyo gaajadda,iyadda oo loo marayo bixinta tamar si kor loogu qaado wax soo saarka Beeraha iyo Xoolaha, si loo helo cuntooyin la awoodi karo iyo shaqo abuur. Mashruucani wuxuu qeyb ka yahay dadaalka helitaanka tamar nadiif ah oo wax ka tareysa wax ka qabashada isbedelka cimiladda. Ayuu yiri Luiz Carmago, Agaasimaha  ADRA ee Soomaaliya”.

—Dhammaad—

Previous Post

Shahaado sharaf la guddoonsiiyay Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta iyo Mas’uuliyiin kale “SAWIRRO”

Next Post

Ciidamada Ammaanka Oo Gacanta Ku Dhigay Mooto Lagu Xiray Waxyaabaha Qarxa “Sawirro”

Next Post
Ciidamada Ammaanka Oo Gacanta Ku Dhigay Mooto Lagu Xiray Waxyaabaha Qarxa “Sawirro”

Ciidamada Ammaanka Oo Gacanta Ku Dhigay Mooto Lagu Xiray Waxyaabaha Qarxa "Sawirro"

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In