Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Milatariga Hindiya oo sheegay in Gantaallo ay kaga baxsadeen dhanka Pakistan

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Milatariga Hindiya oo sheegay in Gantaallo ay kaga baxsadeen dhanka Pakistan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hindiya ayaa Jimcihii shalay xaqiijisay  in si aan ku tala gal aheen ay Gantaallo ugu riday  dalka ay muddada colaada ka dhaxeeysay ee Pakistan.

Saraakiisha Pakistan waxay New Delhi ka dalbadeen sharaxaad ku saabsan falkan ay ku tilmaameen inuu yahay mid  mas’uuliyadda darrada ah, sidokalana  khatar gelin karto amniga gobolka.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

February 3, 2026
Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

February 3, 2026

War rasmi ah oo ka soo baxay Hindiya ayaa lagu sheegay inta lagu jiro dayactirka caadiga ah, cilad farsamo ay keentay in si lama filaan ah loo rido gantaal.

“Waxaa la ogaaday in gantaalku uu ku dhacay meel ka mid ah dhulka Pakistan,” ayaa lagu yiri bayaanka. “In kasta oo ay dhacdadu tahay mid aad looga xumaado, haddana waxaa guul ah in aysan jirin wax khasaara nafeed ah oo ka dhashay shilka.”

Afhayeenka ciidamada Pakistan Maj-Gen Babar Iftikhar ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay Khamiis ugaga hadlay Gantaalada ku soo dhacay dhankooda, isagoo ku tilmaamay xadgudub iyo daandaansi, sidokale waxuu sheegay in gantaalku uu ku dhacay magaalada Mian Channu ee xuduudka bari ee Punjab.

Previous Post

Ciidamada xoogga dalka oo burburiyay saldhig Al-Shabaab ay ku lahayeen Jambaluul

Next Post

Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed oo shaaciyay doorashada kuraasta ugu danbeeysay

Next Post
Doorashada lix kursi oo Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta lagu qabanayo Jowhar

Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed oo shaaciyay doorashada kuraasta ugu danbeeysay

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday...

Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

February 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Cabdinuur Axmed, ayaa maanta shir heer...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socda Switzerland

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socda Switzerland

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Hay’adda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo ku celisay inay ahmiyad siineyso wada-hadal Qaran

February 3, 2026
0

Dowladda Soomaaliya War-saxaafadeed ay soo saartay markale ku celisay inay ahmiyad siineyso wada-hadal Qaran Screenshot  

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In