Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Minneapolis oo laga soo dhaweeyay Go’aankii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Minneapolis oo laga soo dhaweeyay Go’aankii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan lagu qabtay Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa lagu soo dhoweeyay Shirka Maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ee lagu qabanayo Magaalada Jowhar.

Kulanka oo ay ka qeyb galeen Odayaal, Dhalliyaro, Aqoonyahanno, Culu maa’udiin, Xildhibaanad Nadiifo Cusmaan,  Haween iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada Ku nool Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota gaar ahaan dadka ka soo jeeda Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa loogu mahad celiyay, Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Go’aankiisii ahaa in Shirka maamul u samaynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe lagu qaban doono Magaalada Jowhar.

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026

Dadka ka soo jeeda Gobolladaas ayaa rajo Wanaagsan ka muujiyay Dhismaha mamulkaas loo samaynayo iyagoo sheegay in maamulka halkaas ka soo baxa ay la shaqeyn doonaan.

Previous Post

Saldhiggii ugu horreeyay ee Degmada Kaxda oo Xarigga laga jaray

Next Post

Ganacsatada Degmada Xamar Jajab oo laga dalbaday in ay bixiyaan Shatiyada Ganacsiga

Next Post
Ganacsatada Degmada Xamar Jajab oo laga dalbaday in ay bixiyaan Shatiyada Ganacsiga

Ganacsatada Degmada Xamar Jajab oo laga dalbaday in ay bixiyaan Shatiyada Ganacsiga

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa khudbad ka jeedisay shirka Haweenka Adduunka ee ka socda magaalada New...

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Naastaro ayaa maanta furay tababar muhiim...

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026
0

Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan waxaa si habsami leh uga socota diiwaangelinta codbixiyeyaasha degmada. Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In