Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mshruuc lagu horumarinayo kalluumeysatada oo maanta laga hirgeliyay xeebaha Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Mshruuc lagu horumarinayo kalluumeysatada oo maanta laga hirgeliyay xeebaha Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mashruuc loogu talagalay kalluumeeysatada iney si fudud ugu jillaabtaan ayaa laga hirgeliyay xeebaha maagalada Muqdisho.

Mashruucaanfad  oo ah qalab badda la dhigayo islamarkaaana kalluunka isugu keenaya meel ay si fudud uga soo jillaban karaan kalluumaysatada ayaa laga hirgaliyey xeebaha Muqdisho gaar ahaan Liido, Geel Liq iyo Jasiira.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Fulinta iyo hirgalinta mashruucan ayaa waxaa iska kaashaday wasaaradda kallumaysiga iyo qayraadka badda iyo hay’adda Qaramada Midoobay  u qaabilsan horumarinta cuntada iyo beeraha ee FAO, ujeeddada mashruucan waa waa sidii loo horumarin lahaa  wax soo saarka kheyraadka badda Soomaaliya.

Wasiirka Kalluumaysiga iyo Kheyraadka badda ku xigeenkiisa, agaasimaha guud ee wasaradda wakiilka hay’adda FAO ee Soomaaliya ayaa goob joog ka ahaa furitaanka mashruucan maanta laga hirgaliyey xeebaha Muqdisho.

Qalabkan waxaa dhigay xeebaha markab  ay dusha ka ilaalinayeen dooman  ay leeyihiin ciidamada ilaalada xeebaha Soomaaliya ee ka socda Midowga Yurub.

Maxamed Cumar Caymooy wasiirka kaallumaysiga iyo kheyraadka badda oo warbaahinta kula hadlay markab dushiisa ayaa sheegay in mashruucan uu faa’iido badan u leeyahay kalluumeystada ka jilaabata xeebaha Muqdisho.

Wasiirkan ayaa xusay in mashruucan la gaarsiin doono dhamaan xeebaha dalkeena oo dhan si ay kalluumeysatada ugu fududaato soo saaridda kalluun farabadan isagoo tilmaamay in qalabkani uu kalluunka isugu keenyo meel ay si fudud uga soo qabsan karaan kalluumeysatada.

Previous Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Guddiga Madax banaan ee Xuduudaha oo si kulul uga hadlay derbiga Kenya ay ka dhisayso xadka War-saxaafadeed

Next Post
Guddiga Madax banaan ee Xuduudaha oo si kulul uga hadlay derbiga Kenya ay ka dhisayso xadka War-saxaafadeed

Guddiga Madax banaan ee Xuduudaha oo si kulul uga hadlay derbiga Kenya ay ka dhisayso xadka War-saxaafadeed

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In