Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mu’asasada Sheekh Maxamed Macalin oo Muqdisho laga daah furay”SAWIRRO”

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Mu’asasada Sheekh Maxamed Macalin oo Muqdisho laga daah furay”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan oo lagu daahfuray Mu’asasada Sheekh Maxamed Macalin ee ka shaqeysa arrimaha dar dar galinta waxbarashada faafinta diinta islaamka, dib u heshiisiinta, iyo cilmi baarista ayaa waxaa ka soo qeyb galay Maamulka Mu’asasada Culimaau’diinka Soomaaliyeed hay’adda culimada Soomaaliyeed Xildhibaano aqoonyahano, dhalinyaro iyo odayaasha dhaqanka ayaa lagu qabtay magaalada muqdisho.

Sheekh Cabdifataax Xasan Axmed (Sheekh Shimbirow) oo xubin ka ah mu’suuliyiinta mu’asasada Iyo Sheekh Cabdirisaaq Macalin Aadan oo is na ka  mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa si wada jir ah ugu hadlay  muhiimadda ay leedahay horumarinta iyo barashada diinta iskaamka,iyo ka shaqeynta arrimaha waxbarashada.

Related posts

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026

Gudoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa kula dardaarmay Culimada inay kordhiyaan dadaalada iyo wacyigalinta bulshada ,

Xildhibaan Cabdirisaaq Axmed Maxamed (cabdirisaaq dheere ) ayaa ku amaanay culimada dadaalada ay ku wacyi galinayaan bulshada “waxaan culimada Soomaaliyeed ugu mhad celinayaa doorka muuqda oo ay ka qaateen barashada diinta iskaamka, iyo ka shaqeynta arrimaha waxbarashada”.

Previous Post

Dood ku saabsan ka qeybgalka Haweenka, Dhaliinyarada iyo naafada ee Doorashooyinka dalka.

Next Post

Qabyo-Qoraalka Istiratiijiyadda Qaran ee Xalka Waara oo la ansixiyay “SAWIRRO”

Next Post
Qabyo-Qoraalka Istiratiijiyadda Qaran ee Xalka Waara oo la ansixiyay “SAWIRRO”

Qabyo-Qoraalka Istiratiijiyadda Qaran ee Xalka Waara oo la ansixiyay "SAWIRRO"

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In