Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mucaaradka Maldives oo sheegtay guusha tartanka madaxtinimo ee Dalkaasi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Mucaaradka Maldives oo sheegtay guusha tartanka madaxtinimo ee Dalkaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Muqdisho:–Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ee dalka Maldives, Ibrahim Mohamed Solih,ayaa ku guuleystay natiijada tartankii doorashooyinka madaxtinimo ee ka dhacay dalkaasi ,tasoo la yaab ku noqotay madaxweyne Abdulla Yameen oo si weyn loo filaayey in uu guuleysto.

Natiijada tartyanka doorashada oo ay saakay shaaciyeen Guddigga Doorashooyinka,ayaa muujinaya in hoggaamiyaha mucaaradka uu helay 58.3% codkii ay bixiyeen dadweynaha ,halka madaxweynaha laga adkaaday uu isna helay 42%

Hogaamiyaha Xisbiga mucaaradka ee guuleystay Ibrahim Mohamed Solih , ayaa ka codsadsay Madaxweyne Abdulla Yameen in uu xushmeeyo rabitaanka bulshada,isla markaana uu si degan u wareejiyo awoodda,

Dalka Maldives ,waxaa uu dhacaa Koonfurta Aasiya ee badweynta Hindiya,waxaana dadkiisa lagu qiyaasay sanadkii 2016-kii  417,492 ,iyadoo dadkiisan ay yihiin Muslim.

Previous Post

Xaalado Bini aadanimo oo ka taagan Deegaanka Wasil ee Gobalka Mudug

Next Post

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo lagu laayey degmada Qoryooleey

Next Post
Argagaxisada Al-shabaab oo Af-duubay Gabar Lix sano jir ah

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo lagu laayey degmada Qoryooleey

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In