Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mucaaradka Suuriya oo laga daad gureeyey Bariga magaalada Ghouta

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Mucaaradka Suuriya oo laga daad gureeyey Bariga magaalada Ghouta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
Basas ay saaranyihiin kooxaha mucaaradka iyo qoysaskooda ayaa u ambabaxay deegaanka Douma oo ah goob ay maamulaan mucaaradka. Muqaaloo laga helay halkaasi ayaa muujinaya basas ay saaranyihiin dadkaasi oo u ambabaxaya gobolka Idlib.

Daad gureynta dagaalamayaasha mucaaradka ayaa qeyb ka ah heshiis uu garwadeen ka yahay Ruushka oo lagu samata bixinayo mucaaradka, waxaana heshiiskaasi uu dhexmaray dowladda iyo kooxda Faylaq al-Rahman.

Waxaa sidoo kale soo baxaya warar sheegaya in kooxda Jaish al-Islam ay magaalada Douma ku wareejinayaan dowladda.

Gelinka dambe ee maalintii sabtida ayaa magaalooyinka Zamalka, Arbin iyo Ain Tarma waxaa laga bilaabay in laga daad gureeyo dad shacab ah, dagaalamayaasha mucaaradka iyo qoysaskooda.

Ruushka ayaa sheegay in inkabaan boqol kun oo qof ilaa iyo imika laga samata bixiyay bariga Ghouda.

Ciidammada dowladda ayaa lagu soo warramayaa in imika ay gacanta ku hayaan boqolkiiba toddobaatan deegaanada bariga Ghouta. Dowladda Suuriya oo gacan ka heleysa Ruushka ayaa bishii lasoo dhaafay duqeymo ba’an ka geysatay deegaanada ku hareereysan Ghouda.

Boqolaal qof ayaa lagu dilay deeganaadaasi tan iyo intii ciidammadda dowladda Suuriya oo taageero ka helaya Ruushka ay bilaabeen duullaan ka dhan mucaaradka bishii lasoo dhaafay.

Previous Post

Ra’iisalwasaare Xigeenka Soomaaliya Oo Saxiixay Buug Tacsiyeed Safaaradda Jabuuti Looga Furay R/W Hore ee Dalkaasi Marxuum Barkat Gourad

Next Post

Horjoogihii Al-shabaab u qaabilsanaa Uruurinta lacagaha Baadda ah ee Gobolka Hiiraan oo howlgal lagu dilay

Next Post
Horjoogihii Al-shabaab u qaabilsanaa Uruurinta lacagaha Baadda ah ee Gobolka Hiiraan oo howlgal lagu dilay

Horjoogihii Al-shabaab u qaabilsanaa Uruurinta lacagaha Baadda ah ee Gobolka Hiiraan oo howlgal lagu dilay

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In