Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

“DAAWO”Mudanayaasha Baarlamaanka oo ka dooday Caqabadaha haysta Xawaaladaha Soomaaliyeed Ee Mareykanka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Xildhibaanada Haweenka ah ee baarlamaanka oo la kulmay Ururada Haweenka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa uu Dood ka yeeshay Caqabadaha Xawaaladaha Soomaaliyeed ka haystay la shaqeynta Bangiyada Dalka Mareykanka oo iyagu dhawr mar joojiyay Wada shaqeynta ay la leeyihiin Xawilaadaha Soomaalida waxaana arintaas walaac ka muujiyay Bulshada Soomaaliyeed Dalka iyo Dibada.

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somalia ka tirsan ayaa waxaa ay soo Gudbiyeen in Baarlamaanku arintaas ka doodo Waxaana ka mid ahaa Mudanayaashaas Xil Maxamed Cabdi Xayir maareeye waxaana uu soo jeediyay in Madaxda Qaranka ay Dowladda Mareykanka kala hadlaan in arintaas laga hortago Maadaama ay tahay arin Saameyn weyn ku yeelan karta Bulshada Soomaaliyeed in badan oo ka mid ah Go.aanka uu gaaray Bangigii la shaqeynayay Xawilaadaha Soomaaliyeed uu Gaaray.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Sareeye Gaas Bashiir Maxamed Jaamac ayaa waxaa uu ka sheegay Baarlamaanka Hortiisa in Arintaani ay tahay mid qalbiga iyo Dareenka Baarlamaanka Taabaneysa isla markaas waxaa uu ka Codsaday Gudoonka iyo Xildhibaan in Cod Aqlabiyad ah ay ku taageeraan Arintaas isla markaas si wada jir ah loogu kaco sidii looga hortagi lahaa.

Dhinaca kale Mudanayaasha Baarlamaanka ayaa waxaa ay warbixintoodii ugu horeysay ka dhageysteen Gudiga la dagaalanka Musu qmaasuqa iyo ilaalinta Hufnaanta Xildhibaanada Xildhibaan Cabdi Samad Macalin Maxamuud oo ah Gudoomiyaha Gudigaasi ayaa waxaa uu ka horsheegay Baarlamaanka in Howsha Gudiga ay meel wanaagsan mareyso Howlihii loo Igmadayna uu hayo Gudigu.

Previous Post

Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka oo Muqdisho soo gaaray Maanta.DAAWO.

Next Post

Ciidamada amaanka oo Howlgalo Dad lagu qabtay ka sameeyay Degmada yaaqshiid.DAAWO

Next Post
Howlgallada lagu sugayo amaanka caasimadda oo la kordhiyay

Ciidamada amaanka oo Howlgalo Dad lagu qabtay ka sameeyay Degmada yaaqshiid.DAAWO

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In