Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mudane ka tirsan Baarlamaanka Britain oo lagu dilay London

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Mudane ka tirsan Baarlamaanka Britain oo lagu dilay London
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaan ka tirsaneyd baarlamaanka dalka Ingiriiska oo lagu magacaabi jiray Jo Cox, ayaa lagu dilay waqooyiga magaalada London.

Wakaalada Wararka AP oo soo xiganeysay goob joogayaal ayaa sheegtay in Xildhiban  Jo Cox ay weerareen laba nin oo mid ka mid ah uu rasaaseeyay, halka kan kale uu toorey ku dhuftay.

Related posts

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026

Boliiska ayaa sheegay in deegaanka West Yorkshire  lagu qabtay nin 52 jir ah oo lala xiriirinayo dilka Xildhibaanka, wuxuuna intaasi raaciyay inay baaritaan ku sameynayaan dilka Xildhibaanka.

Jo Cox, ayaa ka mid ahayd  Xildhibaannada mucaaradka ee baarlamaanka dalka Ingiriiska wuxuuna dilkeeda ku soo beegmay  iyadoo  hal todobaad ay ka harsan tahay ka hor inta aysan dowlada Ingriisku u codeyn doodda kulul ee ku aaddan afti loo qaadi doono haddii Britan ay ka baxeyso Midowga Yurub iyo in kale.

Jo Cox  ayaa si weyn ugu doodi jirtay qaxootiga Suuriya, waxayna la shaqeyn jirtay qaar ka mid ah hay’adaha samafalka, waxeyna ahayd hooyo leh laba caruur ah.

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha Mareykanka iyo ku xigeenkiisa oo Booqday Orlando “Sawirro

Next Post
Madaxweynaha Mareykanka iyo ku xigeenkiisa oo Booqday Orlando “Sawirro

Madaxweynaha Mareykanka iyo ku xigeenkiisa oo Booqday Orlando "Sawirro

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In