Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muhiimadda Isdhexgalka Bulshada oo laga hadlay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiinta maamulka gobolka banadir Waxgarad iyo Qaybaha bulshada ayaa maanta ka qayb galay kulan looga hadlayay Muhiimadda Isdhaxgalka bulshada Taas oo ka dhacday Degmada Warta Nabadda ee Gobolka Banadir.

Guddoomiye kuxigeenka  dhanka Arrimaha bulshada ee Maamulka Gobolka Banaadir Iimaan Nuur Iikar ayaa Bogaadiyay waxbarashada Ubadka oo muhiim u ah Buu yiri Horumarka iyo Nabadda.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Waxgaradkii ka qeybgalay kulanka  ayaa Ammaanay doorka Maamulka degmada Warta Nabadda iyo kan Gobolka ee Horumarinta Mashaariicda ay ka wadaan gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha  Degmada Wata Nabadda ee Gobolka Banaadir ayaa sheegay in maamulka degmada warta Nabadda ay doorka Sari doonaa Horumarinta Nadafadda Degmada iyo in Waxbarasho lacag la,aan ah la siiyo  dadka aan Awoodin Bixinta lacagaha Dugsiyada Gobolka banadir gaar ahaan kuwa degmada warta nabadda.

Dhinaca kale Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada gobolka Banaadir Iimaan Nuur Iikar iyo Guddoomiyaha degmada Warta Nabadda  Yaasiin Nuur Ciise ayaa si wadajir ah ugu wareejiyay Guddoomiye waaxeedyada degmada , Gaadiid loogu tala galay in looga qeyb qaato Nadaafadda Degmada.

Previous Post

Wadi Ka Socda Maamulka K.Galbeed Soomaaliya Oo Lagu Soo Dhaweyay Deganka Doonfuul.(Sawirro

Next Post

Baarlamaanka oo galay akhrinta labaad ee hindise shrciyeedka shaqaalaha ajnabiga ah

Next Post
Mudanayaasha baarlamanka oo maanta ka dooday dib eegista miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2015-ka

Baarlamaanka oo galay akhrinta labaad ee hindise shrciyeedka shaqaalaha ajnabiga ah

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In