Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu Caleema Saarayey Gudoomiyaha Ururka Gabdhaha Aqooyahanada Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu Caleema Saarayey Gudoomiyaha Ururka Gabdhaha Aqooyahanada Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad oo lagu Caleema Saarayey Gudoomiyaha Ururka Gabdhaha Aqooyahanada Soomaaliyeed Marka Magacooda Lasoo Gaabiyo Loo Yaqaano Ugaaso ayaa waxaa Ka qayb Galey Madax Kala Duwan Oo ay ka mid yihiin Xil dhibaano ka tirsan Gollaha Shacabka Wasiirka Amniga, Gudoomiyaha Gobalka Banaadir,iyo Gabdho Aqooyahano Ah.

Hibo Cali Cusmaan oo ah Agaasimaha Ururka Ugaaso Ayaa Ugu Horeyn Goobta Ka Hadashey waxaana ay Faafaahin Ka bixisey Ururkan Waxaa loo Aas Aas iyo waxaa uu qabanayo.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Xamdi Maxamed Cali  oo Ah Gudoomiyaha Ururka Gabdhaha Aqooyahanada soomaaliyeed Ee ugaaso ayaa waxaa ay sheegtey Wax yaabaha ururka uu qaban doono in ay ka mid atahay Qoraalka iyo  akhriska afka soomaaliga iyo sidii fursada shaqo loogu abuuri Gabdhaha soomaaliyeed.

Xildhibaan Maxamed Cabdiraxmaan Beene beene oo Goobta ka Hadley ayaa Dardaaran ku aadan in Awood wax soo saar ay yeeshaan gabdhaha ugaaso u soo jeediyey.

Maxamed Abuukar islow wasiirka Amniga Ee xukumada soomaaliya oo Munaasabada Ka hadleuy ayaa Ugu Hambalyeeyey Caleema saarka Gudoomiyaha Cusub Ee Ururka gabdhaha Aqooyahanada soomaaliyeed Ee Ugaaso.

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo Munaasabada soo Xirey ayaa Waxaa u Balan Qaadey Ururkaas in uu ka maamul ahaan ay si wanaagsan ula shaqeyn Doonaan.

Previous Post

Daawo: Gaadiid Ciidan oo lagu wareejiyey Booliska Hirshabeelle

Next Post

Dhageyso:kulan lagu soo dhaweynaayay Qorba joog oo Xalay lagu qabtay Degmada Waabari

Next Post
Dhageyso:kulan lagu soo dhaweynaayay Qorba joog oo Xalay lagu qabtay Degmada Waabari

Dhageyso:kulan lagu soo dhaweynaayay Qorba joog oo Xalay lagu qabtay Degmada Waabari

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In