Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad Lagu Hirgaliyay Barnaamijka Dariseynta Oo Kaaraan Lagu Qabtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dhoolatus ay sameynayaan ciidanka booliska oo Muqdisho ka socda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Guddiga dib u heshiisiinta Qaranka Mudane Ismaacil Macalin Muuse, Guddoomiye ku xigeenka Siyaasadda iyo Amniga ee Gobalka Banaadir, Guddoomiyaha Degmada Kaaraan,  fanaaniin, iyo ururada Bulshada Rayidka ayaa ka qeyb galay  Munaasabad lagu hirgalinayay Barnaamijka Dariseynta ee Degmada kaaraan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Halka munaasabada lagu qabtay ayaa waxaa lagu soo bandhigay Suugaan ka Hadleysay faa’idada laga dhaxli karo hadii ay Bulshada reer kaaran ay taageerto Diriseynta,

Guddoomiyaha Degmada kaaraan ee Gobalka Banaadir Cabdifitaax Nuur Cali oo ka hadlay daahfurka Barnaamijka diriseynta ee degmada kaaraan ayaa waxa uu sheegay in maamulka Degmada uu xooga saari doono sidii muda kooban lagu hir galin lahaa Diriseynta.

Guddoomiye ku xigeynka Siyaasada iyo Amniga ee Gobalka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye Yabooh oo soo xiray munaasabada ayaa ku bogaadiyay maamulka iyo Bulshada reer kaaran in maalma gudaheyda ay ku hir galiyaan Barnaamijka diriseynta si loo helo Amni iyo Horumar.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Qaar badan oo ka mid ah Degmooyinka Gobalka Banaadir  waxa uu  ka hir galiyay Barnaamijka Dariseynta  kaas oo looga gonleeyahay in lagu xoojiyo Ammaanka magaalada Muqdisho iyo Horumarinta adeegyada Bulshada.

Previous Post

Maamulka Magaalada Beydhabo Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Howlgalo La Sameeyay “Dhageyso”

Next Post

Howlo nadaafadeed oo maanta ka billowday Galkacyo+SAWIRRO

Next Post
Howlo nadaafadeed oo maanta ka billowday Galkacyo+SAWIRRO

Howlo nadaafadeed oo maanta ka billowday Galkacyo+SAWIRRO

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In