Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu maamusayey Maalinta dhalinyaradda oo lagu qabtay magaalada Dhuusomareeb.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu maamusayey Maalinta dhalinyaradda oo lagu qabtay magaalada Dhuusomareeb.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

15-ka May, maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo ku beegan aas aaskii ururkii dhaliyarada SYL ayaa xalay laga maamuusey Magaalada Dhuusamareeb oo ay ka dhacdey munaasabad balaaran oo ay wadajir usoo agaasimeen Wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Galmudug iyo Ururka Dhalinyarada Caasimada, iyadoo goobta oo ay joogeen wasiiro iyo madax ka socotay bulshada rayadka, lagu casuumey waayo joog wax badan kala socdey halgankii taariikheed ee dhalinyaradu u gashey hanashada xuriyada iyo wadooyinkii adkaa ee ay u soo mareen ka guul gaarida dadaalkaasi.

Calas Cabdinuur Barre oo ah gudoomiyaha ururka dhalinyarada Dhuusamareeb iyo qaar ka mid ah ka qayb galayaasha ayaa ku dheeraadey ka hadlida doorka Dhalinyarada ee Dowlad dhisida Soomaaliya iyo ururadii gobonimo doonka sida kii SYL.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Gudoomiyaha Dhuusamareeb Macalin Cabdiraxmaan Geedaqoroow oo ka mid ahaa mas’uuliyiinta madasha kula hadley Dhalinyarada ayaa u jeediyay dardaaran ku qotomey sii wadista himilooyinkii dhalinyaradii Soomaaliyeed ee curiyay dadaalkii lagu tuuray heeryadii gumeysiga.

Omar Abdi Mohamed Guure agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha Galmudug ayaa ugu dambeyn dhalinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Xuska 15-May oo ah maalin taariikheed.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo munaasabadda xuska SYL ku maamuusay dhallinyarada Soomaaliyeed “Sawirro”

Next Post

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo loogu dilay Dalka Koofur Afrika.

Next Post
Burcad South African oo dab qabadsiiyay Goob ay leeyahihiin Ganacsato Soomaaliyeed.

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo loogu dilay Dalka Koofur Afrika.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In