Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu qabtay Xamar Jajab” SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu qabtay Xamar Jajab” SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan oo lagu taageerayay mashruuca nalalka ku shaqeeya ileyska cadceeda oo maamulka gobolka Banaadir uu ka hirgeliyay degmada Xamar JaJab ee gobolka Banaadir isla markaana lagu soo dhaweynayay maalinta 8 Maarso oo ah maalinta xuska Haweenka Aduunka ayaa waxaa soo qabanqaabiyay maamulka degmada Xamar Jajab kaasi oo habeenkii xalay lagu qabtay xarunta degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir.

Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeyb galay xubno ka tirsan maamulka gobolka Banaadir qaar ka mid ah gudoomiyayaasha degmooyinka gobolka Banaadir mas’uuliyiin ka socotay Wasaarada Arrimaha gudaha,qaar kamid ah Haweenka ku nool degmada Xamar Jajab,Fanaaniinta Dhoolkacay ee ka dhisan degmada Xamar Jajab iyo dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid waaxyaha ay ka koobantahay degmada Xamar Jajab.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Intii ay munaasabadu ay socotay ayaa Fanaaniinta Dhoolkacay ee ka dhisan degmada Xamar Jajab waxaa ay ku soo bandhigeen Suugaan ka turjameysay horumarka ay maamulka degmada ay sameeyeen.

Guddoomiyaha degmada Xamar Jajab Axmed Cismaan Dhoore ayaa sheegay in maamulka degmada Xamar Jajab uu sii laba laabi doono dadaalka horumarineed ee ka soconaya degmada wuxuuna hambalyo u diray Haweenka Soomaaiyeed xuska maalinta 8 Maarso awgeed.
Guddoomiye ku xigenka gobolka Banaadir dhinaca howlaha guud C/casiis Cilmi Cali Xalane oo ka hadlay munaasabada ayaa ugu mahadceliyay maamulka degmada Xamar Jajab horumarka wanaagsan ee ka muuqda degmada.

La taliyaha arimaha Samafalka ee Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka Raage Cali Cismaan oo ka hadlay munaasabada ayaa sheegay in ay soo dhaweynaya horumarka ka muuqda degmada Xamar Jajab.

DSCN9895

DSCN9896

DSCN9909

DSCN9914

DSCN9915

DSCN9916

DSCN9917

DSCN9922

DSCN9930
W/D: Muuse Cismaan Abtow

Previous Post

RW. Cumar ayaa hambalyo ku aadan 8-da Marso u diray Haweenka Soomaaliyeen

Next Post

Maamulaha xarunta agoonta gabdhaha Boondheere oo hambalyo u dirtay haweenka Soomaaliyeed “Sawirro”

Next Post
Maamulaha xarunta agoonta gabdhaha Boondheere oo hambalyo u dirtay haweenka Soomaaliyeed “Sawirro”

Maamulaha xarunta agoonta gabdhaha Boondheere oo hambalyo u dirtay haweenka Soomaaliyeed "Sawirro"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In