Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu soo bandhigayay buugga Hadhiwaa ee Qoraa Maxamed Haldoor oo xalay lagu qabtay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
2 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu soo bandhigayay buugga Hadhiwaa ee Qoraa Maxamed Haldoor oo xalay lagu qabtay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Munaasabad heerkeedu sareeyo oo aad loo soo agaasimay laguna soo bandhigayay Buugga Hadhiwaa ee uu qoray Maxamed Haldoor ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka soo qeyb-galeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo qeybaha bulshada Soomaaliyeed.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macalin Fiqi oo  ka qeybgalay bandhigga Buugga Hadhiwaa ayaa iibsaday 120 buug, isagoo sidoo kale wakiil ka ah Ra’iisul Wasaaraha XFS ka iibiyay 150 taasoo wadarta guud ka dhigaysa 270 buug.

“Sharaf bay ii ahayd caaway in aan ka qeybgalo munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo lagu soo bandhhigayey isla markaana lagu garab istaagayey qoraaga buugga Hadhiwaa Maxamed Haldoor. Waxaan buuggaas ka qaatey 120 xabbo, anigoo sidoo kale ku qaaday magaca Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre 150 buug”.ayuu yiri Wasiir Fiqi.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Buugga ayaa ballanqaaday qarashaadka ku baxaya caafimaadka Qoraaga Buugaan Maxamed Muuse Jaamac (Haldoor) oo ka mid ah dadka baahiyaha gaarka qaba.

Wasiirka Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdiqaadir oo munaasabadda ka hadlay ayaa dhiirigeliyey Qoraa Maxamed Haldoor, isagoo sheegay in uu qabtay shaqa wanagsan islmarkaana ay muhiim tahay in ay ku daydaan dhallinyarada kale.

Masuuliyiinta kale ee ka qeybgalay xafladda lagu soo bandhigay Buugga Hadhiwaa ayaa dhamaan bogaadiyay Qoraa Maxamed
Haldoor oo ah nin dhallinyaro ah kana mid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba,isagoo soo badhigay buugan oo ka hadlayo inta badan noloshiisa.

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo qaabilay Siihayaha Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya

Next Post

Booliiska oo gacanta ku soo dhigay 140 Hoobiyayaal ah oo khawaarijta dooneysay inay shacabka ku dhibaateyaan

Next Post
Booliiska oo gacanta ku soo dhigay 140 Hoobiyayaal ah oo khawaarijta dooneysay inay shacabka ku dhibaateyaan

Booliiska oo gacanta ku soo dhigay 140 Hoobiyayaal ah oo khawaarijta dooneysay inay shacabka ku dhibaateyaan

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In