Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu soo Bandhigayo Waxqabadka Wasaaradda Maaliyada oo Muqdisho ka socota+Sawirro

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu soo Bandhigayo Waxqabadka Wasaaradda Maaliyada oo Muqdisho ka socota+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Munaasabad lagu soo bandhigayo waxqabadka & Dowalad Wanaagga Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hadda ka socota Muqdisho.

Waxaa ka qeyb galaya Wasiiro uu kamid yahay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi raxmaan Ducaale beyle, Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow iyo Masuuliyiin kale.

Wasiir Beyle ayaa khubad ka jeedin doona Madasha isagoo soo bandhigi doono Hormarada ay ku taalabsatay wasaaradda Maaliyada iyo qorshaha sanadka cusub.

Wasraadadda Maaliyadda Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa Ku guuleystay in ay kobciso dhaqaalaha Dalka iyadoo bixsay Mushaaraadka shaqaalaha Dowladda sida Ciidamada iyo shaqaalaha Rayidka taasoo keentay in hay’adda Lacagta Aduunka IMF iyo Beesha Caalamka ay Wasaaradda  Ku amaaneen Hanaanka hufan ee ay Ku talaabsatay Sanadkii 2017-ka.

Wasaaradda waxay Ku dadaaleysaa in Soomaaliya laga cafiyo Deymaha Caalamka ay Ku leeyihiin iyadoo kalsooni ku qabto in Soomaaliya dhawaan laga cafin doono deymahaasi, taasoo wax weyn ka tari doonta dhaqaalaha dalka.

Previous Post

Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo Socdaal ku maraya Deegaano ka tirsan Sool iyo Sanaag

Next Post

Toos u Daawo:-Munaasabad lagu soo bandhigayo waxqabadka iyo Dowalad Wanaagga Wasaaradda Maaliyadda XFS oo ka socota Muqdisho

Next Post
Munaasabad lagu soo Bandhigayo Waxqabadka Wasaaradda Maaliyada oo Muqdisho ka socota+Sawirro

Toos u Daawo:-Munaasabad lagu soo bandhigayo waxqabadka iyo Dowalad Wanaagga Wasaaradda Maaliyadda XFS oo ka socota Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In