Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu soo dhaweeynayay duqa Muqdisho oo lagu qabtay degmada Xamar weyne “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu soo dhaweeynayay duqa Muqdisho oo lagu qabtay degmada Xamar weyne “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyin ka tirsan Dowlada Fedraalka Soomaliya, Saraakisha Ciidmada qalabka sida,  Maamulka gobalka Banaadir, gudoomiyaasha degmoyinka, Fannaanin, iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa ka qeyb galay munaasabada lagu taageerayay gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xusen Jimcaale kaas oo ka dhacay xarunta Degmada Xamar weyne,

Munaabadda inti ay socotay ayaa lagu soo bandhigay suugaan ka hadlaysay Waddaninimada iyo in dadka Soomaliyed ay ka qeyb galaan nabadda iyo hormarka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Gudoomiyaha Degmada Xamar Weyne Cabdiqaadir Maxamed Cabdiqaadir oo hadlay ayaa sheegay in dadka reer Xamar weyne ay yihiin dad  Xadaarad badan oo jecel nabada, ayna ka qeyb qaataan horumarinta hanaanka dowladnimada.

Gudoomiye ku xigeenka dhinaca arimaha Bulshada ee maamulka gobalka Banaadir Imaam Nuur Iikar ayaa xusay  in mas’uul iyo shacaba laga qeyb qaato Hormarinta Nadaafadda Caasimada iyo adkeynta amniga.

Duqa Magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale waxa uu ka hadlay in maamulka gobalka uu xoojin doono horumarinta nabadgalyada, nadaafadda, iyo furinsta waddooyinka.

Xildhibaan  Ibraahim Saalax “Deyfulah”  oo ka mid ah Barlamaanka Soomaliya iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumada Soomaliya Drs. Fahmo Axmed Nuur ayaa kula dardaarmay Duqa Magaalada in uu xoogga saaro sidii Muqdisho ay u noqon laheyd mid la tartanto Caasimadaha kale ee caalamka.

unnamed (1) unnamed (2) unnamed (3) unnamed (4) unnamed (5) unnamed (6) unnamed

 

Previous Post

Golaha Ammaanka Q.M. oo meelmariyay dhismaha maxkamad la soo taago burcad-badeedda Soomaalida

Next Post

Dhageyso warka duhur ee Radiyo Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka duhur ee Radiyo Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In