Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubno Ka Kala Socday Dowlad Gobaleedyada Soomaaliya OoKulan Sagootin Ah Muqdisho Loogu Sammeeyay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xubno Ka Kala Socday Dowlad Gobaleedyada Soomaaliya OoKulan Sagootin Ah Muqdisho Loogu Sammeeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobalka Banaadir ayaa Caawa Aqalka Dowladda Hoose Ee Xamar Xaflad Casha Sharaf ah oo lagu Sogootinayay Ka Qeybgalayaasha Dood looga Hadlayay Dhismaha Dowladaha Hoose oo lagu Qabtay magaalada Muqdisho.

Ku simaha Ra’isul Wasaaraha ahna Wasiirka Cadaalada ee Xukuumada Soomaliya Wasiiro iyo Xilibaanno ka tirsan Dowladda Soomaaliya, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, saraakiisha ciidmada Amniga,Β  wakiila ka socday Maamul goboleedyada dalka ka jira Fanaaniin iyo ururada bulshada rayidka ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo xiray Barnaamijka Wadajired ee Hanaan Heer Qaran ee Dowlada Hoose kaasi oo muda laba maalin ka socday magaalada Muqdisho.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Qaar ka mid ah XubnihiiΒ  ka socday Gobolada dalka oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in si wadajir ah looga shaqeeyo horumarka dalka si looga gudbo dhibaatooyinka qaar ee ka jira dalka.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Mudisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa sheegayΒ  in laga qeyb qaato Horumarka ka socdaΒ  caasimada islamarkaana Gobol kaste oo dalka ka mid ah uu helaa Xaquuqdiisa.

β€œWaxaa wanaagsan in qof kaste oo helaa shaati ama dhar ku fac ah sidaas si lamid ah waa in gobal kastaa uu helaa waxa uu xaqa u leeyahay, Muqdisho waxaa haatan ka socda horumar kale duwan hadey ahaan laheyd dib-u dhiska iyo qorshayaasha kale ee haatan socda” Ayuu Yiri Guddoomiye Madaale.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Dowladda Soomaliya MudaneΒ  Cabdirashiid Maxamed XidigΒ  waxa uu sheegay in Wasaaradda Arrimaha gudaha ay ka shaqeyn doonto sidii la isugu xiri lahaa gobalada dalka.

β€œKulamo iyo munaasabado tan la mid ah ayaa lagu qaban doonaa magaalooyinka gobalada dalka si loo horumariyo hanaanka gobalada dalkaΒ  waxaa madasha haatan ku sugan xubna ka socda gobolada dalka, iyaguna waxey ka shaqeyn doonaan sidii loo mideyn lahaa bulshooyinka ku nool gobolada Soomaliya” Ayuu Yiri Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dalka.

Ku simaha Ra’isul wasaaraha ahna Wasiirka cadaalada ee Dowladda Soomaaliya C/llaahi Axmed Jaamac Ilkajiir ayaa ugu baaqay Bulshada Soomaaliyed iyo dadka dhaqaalaha heysta ineyΒ  gurmad gaarsiiyan dadka Soomaaliyed ee ku nool qaar ka mid ah gobalada ay xiliganiΒ  abaaruhu ka jiraan. Ayuu intaa raaciya Ilka Jiir.

12790897_1687841471454605_2750787980669038517_n 12031997_1687841008121318_1362931507250406478_n 12140687_1687838104788275_4709528894879669784_n

6896_1687838564788229_7539087565368287935_n 944370_1687838578121561_2663916400704939189_n 1013609_1687838704788215_6629575812042999487_n 1176393_1687840501454702_1252420751613055557_n 1555523_1687841161454636_3143455938344576346_n 1600975_1687840664788019_4395824488558677187_n 1914578_1687838008121618_4573983973484299065_n 1915331_1687841001454652_7346051928594638887_n 1918843_1687837828121636_410333204576881228_n 1923828_1687841468121272_4627420974205813407_n 1934745_1687841074787978_6063781957730366510_n

Previous Post

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Adis Ababa Kula Kulmaya Madax Ka Tirsan Ethiopia

Next Post

Dowladda Soomaaliya Oo Diyaarad Sida Saanad Ciidan U Dirtay Puntland

Next Post

Dowladda Soomaaliya Oo Diyaarad Sida Saanad Ciidan U Dirtay Puntland

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In