Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu taageerayo madaxda cusub ee Galmudug oo Cadaado lagu qabtay-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu taageerayo madaxda cusub ee Galmudug oo Cadaado lagu qabtay-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadda lagu soo dhawaynayay hogaanka cusub ee dowlad goboleedka Galmudug ee xalay lagu qabtay magaalada Cadaado, waxaa ka soo qaygalay madaxwaynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed, ku xigeenkisa Maxamed Xaashi Cabdi, gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug Cali Gacal Casir, xubno ka tirsan golaha Baarlamanka Galmudug, qaybo ka mid ah bulshada rayid ka ah.

Faadumo Qaran oo ka mid ah dhalinyaradii munaasabadan qabanqabisay ayaa sheegtay in bulshada Galmudug ay ku niyad sanyihiin inay yeeshaan maamul wada matala, ayna xafladan u qabteen inay dereenkaas muujiyaan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xildhibaanad Canab Cosoble oo ka tirsan Baarlamanka cusub ee Galmudug ayaa sheegtay inay maanta la soo gaaray meel in badan lagu taamayay, balse loo baahanyahay in hore looga sii dhaqaaqo oo shacab iyo maamulba la wada shaqeeyo.

Madaxwaynaha dawlad goboleedka Galmudug C/kariim Xuseen Guuleed oo munaasabadaas taageerada ah hadal ka jeediyay ayaa sheegay in maamulku uu hogaaminayo uusan marnaba dagaal ku wajihi doonin caqabadaha horyaal.

Maamulkan cusub ee Galmudug ayaa taageero ka helay bulshada Soomaaliyeed iyo beesha caalamkaba, iyadoo doorashadii 4-July lagu tilmaamay dhacdo taariikhi ah.

DSC08601 DSC08602 DSC08606 DSC08608 DSC08609 DSC08610 DSC08612 DSC08613 DSC08618 DSC08619 DSC08624 DSC08629 DSC08630 DSC08631 DSC08637 DSC08641 DSC08642 DSC08643 DSC08644 DSC08646 DSC08647

W/D: Maxamuud Cabdi Diirshe oo Cadaado jooga

Previous Post

Olole nadaafadeed oo laga sameeyay qaar kamid ah wadooyinka Muqdisho

Next Post

Baarlamaanka oo cod qarsoodi ah u qaadaya gudiyada doorashooyinka iyo xuduudaha

Next Post
Madaxweynaha oo ka qeybgalaya caleema saarka madaxda maamulka Galmudug.

Baarlamaanka oo cod qarsoodi ah u qaadaya gudiyada doorashooyinka iyo xuduudaha

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In