Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu xusaya maalinta Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo lagu qabtay Baydhabo

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu xusaya maalinta Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo lagu qabtay Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Iyo Arrimaha Garsoorka Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane; Xasan Cabdulqaadir Maxamed oo ay wehliyaan Taliyaha Qeybta 60-aad Ciidanka ee Ciidanka Xooga, Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Bay iyo Saraakiisha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa ka qeyb galay xuska munaasabadda Sanad guurada 53-aad ee kasoo wareegatay Aas-aaska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Inta lagu guda jiray munaasabadda ayaa waxaa halkaasi dhoollatus iyo gaadda ka ciyaar kusoo bandhigay cutubyo ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Wasiirka Cadaaladda koofur galbeed ayaa hambalyo u diray dhammaan ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Saraakiisha, Saraakiil xigeennada iyo debleyda ciidanka Asluubta, isagoo Alle ugu baryay inuu sanadkan kiisa kale ku gaarsiiyo nabad iyo baraare.

Previous Post

Dalalka Shiinaha iyo Japan oo maanta kulan yeelanaya

Next Post

Wasiirka Caafimaadka XFS oo la kulmay Madaxa hay’dda Boqor salman

Next Post
Wasiirka Caafimaadka XFS oo la kulmay Madaxa hay’dda Boqor salman

Wasiirka Caafimaadka XFS oo la kulmay Madaxa hay’dda Boqor salman

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In