Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Afrika

Munaasabad lagu Xusayay 1-da Luulyo oo lagu qabtay Magaalada Kampala “DAAWO SAWIRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Afrika, Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kampala- 1-7-2019, Munaasabaddan oo ay soo qaban qaabiyeen Midowga Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Uganda islamarkaana lagu xusayay 59-guuradii ka soo wareegatay markii ay xurminada qaateen gobalada Koonfureed islamarkaana midoween Koonfur iyo Waqooyi ayaa lagu qabtay Magaalada Kampala.

Waxaana munaasabadda ka soo qeyb galay Jaaliyadda, ardayda Soomaaliyeed ee wax kabarata Uganda, Ganacsato, Madaxda Ururka Arday Soomaaliyeed Xildhibaano iyo Wasiiro horay Xilal ugu soo qabtay Dowladda Soomaaliya.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ugu horeen Cabdixafiid Xasan Maxamed (Faracade) oo ka mid ah qaban qaabiyaasha Munaasabada ayaa soo dhaweyay dadweynahii ka soo qeyb galay Munaasabada.

Sheikh Saciid Barre oo ka mid ah Culamada Soomaaliyeed ee Uganda iyo Guddoomiyaha Ururka haweenka Soomaaliyeed ee Uganda Sihaam Rooraaye ayaa Hambalyo u diray dhamaan shacabka Soomaaliyeed.

Sidoo kale intii ay socotay unaasabadda ayaa waxaa goobta lagu soo bandhigay heesto wadani ah, iyo Gabayo ka hadlayay Dalka.

Gabagabadii Munaasabadda waxaa soo xiray Guddoomiyaha Urarka Ardayda Soomaaliyeed ee Uganda Maxamed Aamiin Barre asigoona u Mahadceliyay Dhamaan ka soo qeyb-galayaasha Munaasabadda, Sido kale guddoomiyaha ayaa sheegay in dhamaan ardayda Soomaaliyeed ee wax kabarata Uganda aay garab taaganyahiin Dowladda Soomaaliya.

W/Q. Yuusuf Kashmiir

Previous Post

Xuska Munaasabadda 1-da Luulyo oo lagu qabtay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post

Diyaaaradda Qatar Airways oo si rasmi ah u bilowday duulimaadyo toos ah Muqdisho iyo Doxa

Next Post
Diyaaaradda Qatar Airways oo si rasmi ah u bilowday duulimaadyo toos ah Muqdisho iyo Doxa

Diyaaaradda Qatar Airways oo si rasmi ah u bilowday duulimaadyo toos ah Muqdisho iyo Doxa

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In