Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad Lagu Xusayay Maalinta Farta Soomaaliga La Qoray Oo Cadaado Lagu Qabtay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Munaasabad Lagu Xusayay Maalinta Farta Soomaaliga La Qoray Oo Cadaado  Lagu  Qabtay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadani oo lagu maamuusayay 42-sano guuradii ka soo wareegtay hirgalinta Farta Soomaaliga oo lagu qabtay Hotel Central ee magaalada Cadaado ayaa waxaa soo abaabulay Ururka horumarinta waxbarashada Ximan iyo Xeeb ee HEDO, iyadoo ay ka soo qayb galeen madax ka tirsan maamulka Ximan iyo Xeeb, iyo qaybaha kale duwan ee bulshada.

C/qaadir Maxamed Cali Ishkin waxa uu muddo dheer ka tirsanaa Akademiyadii qaabilsaneed horumarinta Afka iyo Suugaanta isagoo sheegay in dadaalka farta Soomaaligu uu soo socday tan iyo qarnigii 20-aad bilowgiisii, balse la hirgaliyay oo lagu shaqeeyay 21-dii January 1973-dii, markaasi oo xafiisyada dowladu ku wada xiriireen, uuna ku soo baxay wargeyskii ugu horeeyey.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Xoghayaha waxbarashada iyo ciyaaraha maamulka Ximan iyo Xeeb Axmed Xuseen Khayre ayaa sheegay in deegaanada ay maamulaan ay ka sameeyeen 2012-dii ilaa 2014-tii biliha June iyo Julay, dhulka miyiga ah, ayna qorista far soomaaliga ku bareen dad ka badan 10,000 oo qof oo dad waaweyn u badan.

Wasiirka arrimaha gudaha Maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed Xaaji Xuseen ayaa sheegay in hadda Carruur badan oo dhalatay waqtigii burburka aysan helin fursad waxbarasho, taas oo uu sheega inay keeni karto in cadadka dadka aan wax qorin bataan, hadii aan dadaal la samaynin.

Af-soomaaliga ayaa looga hadlaa dhul badan oo ka mid ah bariga Afrika, inkastoo qoraalkiisu uusan helin horumarin ku haboon..

DSC01427

DSC01429

DSC01431

DSC01438

DSC01442

DSC01444

DSC01447

DSC01465

DSC01468

DSC01469

DSC01472

DSC01474

DSC01478

Previous Post

RW. Cumar Oo maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay qaar ka mid ah Culima’udiinka Soomaaliyeed “Sawirro”

Next Post

Dhageyso barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post
Muxaadaro ka Hadleysa Islaamka iyo Qabyaalada oo uu Caawa Sh Muxamed Macalin Axmed ku qabtay magaalada gaalkacyo

Dhageyso barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In