Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad loo qabtay dufcadii ugu horeysay ee ka qalinjabisa Dugsiga Sare ee Xudur “Sawirro”

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Munaasabad loo qabtay dufcadii ugu horeysay ee ka qalinjabisa Dugsiga Sare ee Xudur “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dufcadii ugu horeysay ee dugsiga sare ah ee ka qalinjabisa dugsiga saree e Xudur ayaa waxaa xaflad qalin jabin iyo dhiirogelin iskugu jirto loogu qabtay magaalada Xudur ee Gobolka Bakool.

Munaasabadan oo isugu jirtay mahadcelin duco iyo dardaaran waxa soo agaasimay maamulka dugsi sare ee Xuddur waxaana lagu casuumay ardayda nasiibka u yeelatay in ay noqdaan dufcadii ugu horeysay ee dugsi sare Xuddur ka baxda sanad dusiyeedka 2020-2021 tan iyo burburkii dowladii dhexe,  maamulka degmada xuddur guddoonka waxbarashada waalidiinta ardada maamulayaasha dugsiyada iyo  aqoonyahano.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

March 14, 2026
Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 14, 2026

Ugu horeyn maamulaha dugsi sare Xuddur Ciise Aadan Nuur oo khudbad dheer jeediyey ayaa maamulka degmada xuddur ka codsaday in ay garab istaagaan iskuulka isagoona u mahadcelieyey guddoomiyihii hore ee gobolka bakool Maxamed Cabdi Tol oo sheegey in kaalin mugleh ka qaatay dib u shaqeysiinta dugsiga.

Ardaydaan waxay kaalimo fiican ka galeen imtixaankii shahaadiga ahaa ee dowliga ay ka qeyb galeen, Qeybihii kala duwanaa ee bulshada munaasabada lagu casuumay ayaa siyaabo kaladuwan ula dardaarmay ardada iyo waalidiintooda.

Gabagabadii munaasabada waxa soo xiray guddoomiyaha xafiiska nabadgelyada Ibraahim Isaak Ibraahim iyo guddoomiyaha degmada Xuddur Maxamed Macalin Axmed.

Previous Post

Ciidamada Booliska Gobalka Bari oo howlgalo amni ka sameeyey Magaalada Boosaaso.

Next Post

Maamulka iyo Shacabka Magaalada Dhuusomareeb oo iska kaashanayo bilicda magaalada “Sawirro”

Next Post
Maamulka iyo Shacabka Magaalada Dhuusomareeb oo iska kaashanayo bilicda magaalada “Sawirro”

Maamulka iyo Shacabka Magaalada Dhuusomareeb oo iska kaashanayo bilicda magaalada "Sawirro"

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa faahfaahin ka bixiyay qaraar uu meel mariyay Baarlamaanka gobolka...

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu beegsaday maleeshiyaad iyo...

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Qaadaysa Tallaabo Muhiim ah oo ay Kaga Mid Noqonayso Silsiladaha Caalamiga ah ee Macdanta Muhiimka ah

March 13, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo loo marayo Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta, ayaa saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In