Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad looga hadlayay Waxqabadka Ciidanka Xasilinta Booliiska Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Munaasabad looga hadlayay Waxqabadka Ciidanka Xasilinta Booliiska Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan lagu maamuusayay Sanad guuradii koowaad ee kasoo wareegatay markii la howl galiyay Ciidanka Xasilinta Booliiska Gobalka Mudug oo ay ka qeyb galeen Masuuliyiin iyo Saraakiil ka tirsan dowlad Gobaleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka mudug.

Munaasabada oo si weyn looga hadlay waxqabadka Ciidanka Xasilinta Gobalka Mudug iyo Baahiyada jira ayaa Taliyaha Ciidanka Xasilinta ee Gobalka Mudug G/sare Jaamac Maxamed Axmed wuxuu sheegay in mudadii ay shaqeynayeen ay wax weyn ka qabteen amniga iyo nabad galyada Gobalka, lana sii dardar galin doono howlaha Amniga.

Related posts

Munaasabad Lagu Soo Dhaweeyay Danjire Elyaas Barre Shiil oo Ka Dhacday Nairobi

Munaasabad Lagu Soo Dhaweeyay Danjire Elyaas Barre Shiil oo Ka Dhacday Nairobi

February 16, 2026
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Fulisay Dil Toogasho ah

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Fulisay Dil Toogasho ah

February 16, 2026

Taliyaha qeybta Booliiska Gobalka Mudug ee Puntland G/sare Axmed Cismaan Cali oo isna ka hadlay Munaasabada ayaa uga mahad celiyay ciidanka Xasilinta waxqabadka muuqda asagoona kula dar daarmay in ay sii laba jibaaraan.

Duqa degmada Gaalkacyo ee Galmudug Xirsi Yuusuf Barre oo ku hadlayay magaca Masuuliyiinta Maamulka Degmada ee Labada Maamul ayaa ku booriyay Ciidanka Xasilinta in ay u adkeystaan baahiyada jira isagoona uga mahad celiyay howsha adag ee ay u hayaan bulshadooda.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Brussels.+Sawirro

Next Post

Xaflad Sagootin ah oo loo sameeyay ku Xigeenkii hore ee Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka+Sawirro

Next Post
Xaflad Sagootin ah oo loo sameeyay ku Xigeenkii hore ee Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka+Sawirro

Xaflad Sagootin ah oo loo sameeyay ku Xigeenkii hore ee Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka+Sawirro

Munaasabad Lagu Soo Dhaweeyay Danjire Elyaas Barre Shiil oo Ka Dhacday Nairobi

Munaasabad Lagu Soo Dhaweeyay Danjire Elyaas Barre Shiil oo Ka Dhacday Nairobi

February 16, 2026
0

Magaalada Nairobi ayaa lagu qabtay munaasabad mahadnaq iyo soo dhaweyn isugu jirta oo loo sameeyay Danjire Elyaas Barre Shiil, kaddib...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Fulisay Dil Toogasho ah

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Fulisay Dil Toogasho ah

February 16, 2026
0

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay laba dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta Al Shabab.  ...

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

February 15, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ayaa caawa fiidkii dilay afar (4) dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, iyagoo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku saabsanaa mustaqbalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In