Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad Loogu Dabaal Dagayay Dhalashada Nabigeena Muxamed NNKH oo Lagu Qabtay Nairobi “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Munaasabad Loogu Dabaal Dagayay Dhalashada Nabigeena Muxamed NNKH oo Lagu Qabtay Nairobi  “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabado balaaran oo ay soo qabanqaabiyeen culumaa’udiinka Ahlu Sunna Wal Jamaaca oo loogu dabaal dagayay dhalashada nabigeena Muxamed NNKH ayaa maanta lagu qabtay magaalada Nairobi.

Galinkii hore ee maanta ayaa waxaa munaasabad loogu dabaal dagayay oo lagu weyneynayay dhalashada nabigeena Muxamed NNKH waxaa lagu qabtay Masjidul Saxaabah oo ku yaalo wadada 12-aaad ee xaafada islii,waxana culumaa;udiinkii ka qeyb galay ay ka soo jeediyeen muxaadarooyin ku aadan sida ay lagama maarmaan u tahay in loo dabaal dago oo la xasuusto maalinta uu dhashay nabigeena Muxamed NNKH.

Related posts

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐤𝐚𝐝𝐞𝐞𝐦𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐤𝐚𝐝𝐞𝐞𝐦𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧

September 9, 2026

Ka dib salaadii casir ayaa culumaa’udiinka Ahlu Sunna Wal Jamaaca waxa ay ka soo baxeen masaajida ku taalo xaafada Islii,waxana socod dheer ku soo maray wadooyinka xaafada,iyagoo qaadayay saliga nabigeena Muxamed NNKH.

Culumaa’udiinka ayaa goob fagaare ah kula hadlay dadweyne boqolaal gaarayay oo u soo baxay ka qeyb qaadashada dabaal dagga dhalashada nabigeena Muxamed NNKH.

Culumaa’diinka ayaa khudbado u jeediyay kala duwan u jeediyay dadweynihii ka soo qeyb galay munaasabadda dabaal dagga dhalashada nabiigeena Muxamed NNKH.

Sanad kasta ayaa Culumaa’udiinka Ahlu Sunna waxa ay meel kasta ka joogaan caalamka 12-ka bisha Rabiicul awal u dabaal dagaan dhalashada nabigeena Muxamed NNKH.

IMG_4992 IMG_4993 IMG_4994 IMG_4995 IMG_4996 IMG_4997 IMG_4998 IMG_5012 IMG_5014 IMG_5019 IMG_5021 IMG_5044 IMG_5047 IMG_5048 IMG_5050 IMG_5051 IMG_5052 IMG_5057 IMG_5058 IMG_5060 IMG_5061 IMG_5062 IMG_5063 IMG_5064 IMG_5072 IMG_5073 IMG_5076 IMG_5078 IMG_5079 IMG_5080 IMG_5081 IMG_5090 IMG_5092 IMG_5093 IMG_5095 IMG_5096 IMG_5097 IMG_5098 IMG_5100 IMG_5101 IMG_5110 IMG_5111 IMG_5112 IMG_5113 IMG_5114 IMG_5116 IMG_5117 IMG_5124 IMG_5125 IMG_5127 IMG_5128 IMG_5129 IMG_5130 IMG_5131IMG_5139 IMG_5140 IMG_5141 IMG_5148 IMG_5150 IMG_5151 IMG_5153 IMG_5154 IMG_5157 IMG_5161 IMG_5162 IMG_5164 IMG_5166 IMG_5168 IMG_5172 IMG_5174 IMG_5176 IMG_5180 IMG_5181 IMG_5182 IMG_5183 IMG_5204 IMG_5206 IMG_5207 IMG_5208 IMG_5212 IMG_5213 IMG_5214 IMG_5220 IMG_5224 IMG_5226 IMG_5232 IMG_5234 IMG_5235 IMG_5236 IMG_5241 IMG_5242 IMG_5249 IMG_5250 IMG_5252 IMG_5265 IMG_5268 IMG_5269 IMG_5271 IMG_5273 IMG_5275

Sawir qaade:C/raxmaan Cumar Cabdi (Somali)

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho

Next Post

Barcelona oo Laga Badiyay,Kana Faa’ideysan Waaysay Guul Darradii Real Madrid “SAWIRRO”

Next Post
Barcelona oo Laga Badiyay,Kana Faa’ideysan Waaysay Guul Darradii Real Madrid “SAWIRRO”

Barcelona oo Laga Badiyay,Kana Faa’ideysan Waaysay Guul Darradii Real Madrid “SAWIRRO”

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐤𝐚𝐝𝐞𝐞𝐦𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐤𝐚𝐝𝐞𝐞𝐦𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧

September 9, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

September 9, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In