Monday, September 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lugu sagootinayay kooxda kubadda cagta Comsed oo lugu qabtay Kismaayo +Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lugu sagootinayay kooxda kubadda cagta Comsed oo lugu qabtay Kismaayo +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lugu sagootinayay kooxda kubadda cagta Comsed ee ka dhisan Puntland ayaa lugu qabtay magaalada Kismaayo oo ay ku sugnaayeen toddobadkii ugu dambeeyay.

Xafadda oo afur ahayd,waxaa ka qayb-galay madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland,wasiirka dhallinyarada iyo Isboortiska Jubbaland,guddoomiyaha degmada Kismaayo iyo bahda isboortiska Jubbaland.

Related posts

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

September 7, 2026
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

September 7, 2026

Ugu horreyn waxaa kulanka sagootinta ah ka hadlay,guddoomiyaha kooxda kubadda cagta Comsed,Cabdiqani Khalif Carabay oo sheegay in si wanagsan loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo,isagoo marka u mahadceliyay wasaaradda dhallinyaradda iyo Isboortiska Jubbalandguddoomiyaha xiriirka kubadda cagta  Jubbaland, guddoomiyaha magaalada Kismaayo,Waxaa kalo uu guddoomiyaha kooxda kubadda cagta Comsed si gaar ah uga mahadceliyay Cabdixaaq oo ka dambeeyay imaatinka kooxda ee magaalada Kismaayo,taaso socotay muddo ka badan toddobo bilood.

Waxuu inta ku darey guddoomiyaha kooxda inay guul ka gaaren labo ciyaar oo ay la qaaten muddada ay Kismaayo joogeen kooxaha Dowladda hoose ee Kismaayo iyo kooxda kale JBC oo ka mid ah kooxaha heerka koobad ee Jubbalnd,waxuuna inta raaciyay in ka koox ahaan ay u tahay safarkooda Kismaayo mid xoojinaya isdhex-galka dhallinyaradda isboortidka Jubbaland iyo Puntland.

Wasiirka Dhalliyarada iyo Isboortidka Jubaland,Maxamed Maxamuud Yuusuf (Awlibax) ayaa ka had lay Xalfadan Wuxu sheegay in u shaqada Wasiir nimo u ku cusub yahay inuu ku faraxsan-yahay kooxda Comsed oo Puntland ku soo safartay inay soo gaarto Jubbaland,isagoo marka sheegay inay si dhow ula shaqeyn doonan kooxda iyo kooxaha kale ee ka dhisan Puntland,si loo adkeeyo is dhexgalka dhallinyarada labada dhinac ee ay horseedka u noqotay kooxda Comsed.

Guddoomiyaha degmada Kismaayo, Ibraahim Maxamed (Timo jilac) oo isna madasha ka hadlay,waxuu u mahadceliyay kooxda kubadda cagta Comsed Oo yimid Jubaland-Kismaayo ciyaaro wanagsan ku ciyaaray ,isagoo marka yiri “Waxayna inoo muujinaysaa farxad wanagsan maantay in aan ku marti galino koox Puntland Ka yimid mar walbana waan soo dhaweeynaynaa ciyaaraha sidan oo kale ah si Dhalinyarada Uga badbaadan dhibatada,”

Madaxweyne Ku Xigeenka Jubaland,Maxamuud,Maxamuud Sayid Aadan ayaa soo xiray munaasabadda,waxuu dhankiisa muujiyay sida uu uga faraxsan-yahay kooxda Comsed ee soo gaartay Jubbaland,isagoo marka sheegay inay tahay taarikh cusub oo muujinaysa is dhex-galka dhallinyarada,waxuu marka ammaanay maamulka kooxda iyo dhamman cid walba oo gacan ka geysatay safarka ay kooxda ku timid magaalada Kismaayo.

Ugu dambeyn,waxuu u mahadceliyay madaxweyne ku-xigeenka koobad ee Jubbaland,kooxda kubadd cagta Comsed oo ka dhisan Puntland imaanshiyaheeda ee Kismaayo,Waxuuna marka yiri “Waa Mid Abuuraysa is Dhaxgalka Dhalinyarada iyo Isboortiska Jubaland iyo Puntland. Wana Mid Tariikh Ah Team Ka Soocda Gobolka Mudug Gaalkacyo Puntland oo Kismaayo ku Badiya.

2 3 4

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Tartan Qur’aan akhris ah oo lagu soo gebagebeeyay Nairobi

Next Post
Tartan Qur’aan akhris ah oo lagu soo gebagebeeyay Nairobi

Tartan Qur'aan akhris ah oo lagu soo gebagebeeyay Nairobi

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

Soomaaliya oo ka Qaybgashay Kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta

September 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

September 7, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...

Wasiirka Warfaafinta: Dowladda waxay xoojinaysaa dib-u-habaynta Warbaahinta Dowladda iyo ka hortagga dacaayadaha argagixisada

Wasiirka Warfaafinta: Dowladda waxay xoojinaysaa dib-u-habaynta Warbaahinta Dowladda iyo ka hortagga dacaayadaha argagixisada

September 7, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda Warbaahinta 2026

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda Warbaahinta 2026

September 7, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Madasha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In