Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabadd lagu soo gaba gabeynayay Xuska Mowliidka oo Magaalada Cape town lagu qabtay”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Munaasabadd lagu soo gaba gabeynayay Xuska Mowliidka oo Magaalada Cape town lagu qabtay”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan oo aheyd mid lagu soo gaba gabeynayay xuska dhalashada mowliidka Nabigeena Muxamed NNKH isla markaana ay soo qaban qaabiyeen maamulka masjidka Salaahu-diiin iyo culimada Soomaalida ee xaafada Bellville ayaa Lagu qabtay Magaalada Cape town ee dalka Koofur Africa.

Culimada soomaalida iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaalida oo ka kala yimid xaafadaha Soomaalida dagan tahay ee magaalada Cape town ayaa kasoo qeybgalay xuskaan lagu soo gaba gabeynayay munaasabado lagu xusayay dhalashada Nabigeena Maxamed NNKH kaas oo 30 kii cisho ee lasoo dhaafay ay qabanayeen culimada ahlu sunna wal jameeca ee xaafada Bellville.

Related posts

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Wadooyinka soo gala xaafada ganacsiga Soomaalida ee bellville ayaa loo xeray munaabada darteed waxaana xerta iyo culimada Ehlu sunna ay socod ku soo mareem wadooyinka xaafada Iyaga oo qaadaya xadrooyin iyo Nabi Amaano kala duwan.

Ugu dambeyn ayaa waxaa la isugu tagay masjidka salaaxu-diin ee xaafada Bellville ku yaala waxaana halkaasi ay culimada kusoo bandhigeen muxaadarooyin kala duwan oo looga hadlayay taariikh-da dhalashada Nabigeena Muxamed NNKH halkaas oo bulshadii ka qaybgashayna ay kaga faa’ideysteen.

Gudoomiyaha Guddiga qaban qaabada munaasabadaan Ganacsade Xaaji Abuukar Suuleey ayaaa sheegay in sanad walba marka la gaaro Bisha Mowliid ay bilaabaan qabashada Xuska Dhalashada Nabigeena Muxamed NNKH, marka ay dhamaatana ay sameeyaan munaasabad weyn oo lagu soo gaba gabeeyo.

Previous Post

Agaasimahii hore ee Waaxda TVga Qaran oo xilka ku wareejiyay Agaasimaha Cusub+Sawirro

Next Post

Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska oo dhagax dhigay dhismaha xarunta Idaacadda iyo TV-ga Koonfur Galbeed

Next Post
Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska oo dhagax dhigay dhismaha xarunta Idaacadda iyo TV-ga  Koonfur Galbeed

Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska oo dhagax dhigay dhismaha xarunta Idaacadda iyo TV-ga Koonfur Galbeed

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In