Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasibad lagu xusayey marxuum C/laahi Ciise oo Muqdisho lagu qabtay

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Munaasibad lagu xusayey marxuum C/laahi Ciise oo Muqdisho lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasibad balaaran oo ay ka qeyb galeen wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya, siyaasiyiin, aqoon yahano, culumaa‘udiin, iyo xubno kale, taas oo  lagu maamuusayey Cabdulalaahi Ciise Maxamuud,oo ahaa ra’iisulwasaarihii dowladdii daakhiliga aheyd.

Munaasabadda ayaa lagu soo bandhigay dukumintiyo ka hadlaya taariikhdda Allaha u naxariistee  Cabdulaahi Ciise Maxamuud, waxaana goobtaas dadka  loogu qeybiyey taariikhda nololeedkiisa.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Cabdulaahi Ibraahim Gacal Abkoow, oo la soo shaqeeyey halgamaa Cabdulaahi Ciise ayaa ayaa waxaa uu aad ugu dheeraaday ka sheekeenta taariikhdiisa.

Wasiir dowlaha wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha ee xukuumadda Soomaaliya  mudane Maxamuud Xasan, oo kamid ahaa siyaasiyiintii munaasabadda ka hadashay waxa uu sheegay in Allaha u naxariistee  Cabdulaahi Ciise, uu ahaa halyeey ku dayasho kudan.

Sanadkii 1922 ayuu ku dhashay degmada Afgooye, waxaana uu kamid ahaa halgamiyaashii Soomaaliya ee la soo dagaalamay gumeystihii, waxaana uu geeriyooday 24 bishii Maarso sandkii 1988.

Previous Post

Shirka golaha wasiirada oo looga hadlay qodobo dhowr ah-Sawirro

Next Post

Kulan looga hadlayay la dagaallanka argagixisada Shabaab oo lagu qabtay Gaalkacyo”Dhageyso+Sawirro”

Next Post
Kulan looga hadlayay la dagaallanka argagixisada Shabaab oo lagu qabtay Gaalkacyo”Dhageyso+Sawirro”

Kulan looga hadlayay la dagaallanka argagixisada Shabaab oo lagu qabtay Gaalkacyo"Dhageyso+Sawirro"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In